HomeDalka Imaaraadka Carabta oo Qalab Caafimaad Casri iyo Daawooyin tiro badan ugu...

Dalka Imaaraadka Carabta oo Qalab Caafimaad Casri iyo Daawooyin tiro badan ugu deeqay Cusbitaalka Guud ee Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr Xasan Ismaaciil Yuusuf, ayaa qalab Caafimaad oo casri ah iyo Daawooyin kala duwan oo deeq ah kala wareegay hay’adda Bisha Cas ee dalka Imaaraadka Carabta.

Qalabka Caafimaad iyo Daawooyinka oo wareejinteeda munaasibad loogu qabtay gudaha Cusbitaalka Guud ee Hargeysa, waxa goob-joog ka ahaa Agaasimaha Cusbitaalka Guud, madax ka kala socotay Hay’adaha Bisha Cas ee Somaliland iyo dalka Imaaraadka Carabta. Qalabkan ayaa  waxa ka mid ah qalab casri ah oo loogu talo-galay baadhista iyo daaweynta Indhaha iyo sidoo kale qalab kale oo kala duwan.

Munaasibadda waxa ugu horeyn ka hadlay Agaasimaha Cusbitaalka Guud ee Hargeysa oo sharraxaad ka bixiyey noocyada kala duwan ee Deeqda caafimaad ee waddanka Imaaraadku ugu deeqay Somaliland, waxaanu sheegay in deeqda caafimaad ay ku jiraan Qalab muhiim ah oo Qayb laxaad leh ka qaadanaya adeegyada Caafimaad ee Cusbitaalka Guud.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories