Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Wasaaradda Waxbarashada u hanjabtay Macalimiin Bannaan-bax Cabasho ah sameeyey

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland, ayaa sheegtay inay sharciga marinayso macalimiin wax ka dhiga Dugsiyada dowladda oo bannaan-bax Cabasho ah...

Kaalin intee le’eg ayay ALMIS kaga jirtaa Ilaalinta Fayo-dhowrka Xaafadda 26 June?

Hargeysa (SLpost)- Maareeyaha Shirkadda fayo-dhowrka iyo Ilaalinta Nadaafadda ee Almis oo ka hawl-gasha degmada 26-ka Juun ee magaalada Hargeysa, ayaa sharraxaad ka bixiyey adeegyada...

28 Qof oo ku dhintay laba doonyood oo ku Qaraqmay Xeebaha Jabuuti iyo in ka badna 100 la la’yahay

Djibouti (SLpost)- Ugu yaraan 28 Ruux, ayaa ku dhintay laba Doonyood oo ku qarraqmay xeebaha dalka, halka tiro ka badan 100 qof oo kalena...

Somaliland: Baadhitaanno laga bilaabay Afar hay’adood oo Dowladda ka tirsan

Hargeysa (SLpost)- Komishanka Maamul-wanaagga iyo la-dagaalanka Musuq-maasuqa Somaliland, ayaa baadhitaanno ka bilowday Afar ka mid ah hay'adda Dowladda, kuwaas oo ka jiraan tuhunno la...

Fadlan Caawi Walaalkaaga Dhiban Mucjiso Naxdinleh Oo Ku Dhacday 5 Wiil Oo Walaalo Ah.

HARGEISA —Walaalo Sadaqaddanna Aynu La Baxno, Oo Dadkan Illaahay XISKOODII Ka Qaaday Ee Uu Inagu Eegayo Aynu Caawino. Dadkan oo ay hayso cafimaad daro...

Soomaaliya oo Kaalinta 1aad ka gashay Dalalka ugu Musuqa badan Adduunka iyo Maraykanka oo Su’aal la galiyey

Berlin (SLpost)- Dalka Soomaaliya ayaa kaalinta koowaad ka galay waddamada ugu musuq-maasuqa badan adduunka, halka dalka Denmark uu noqday waddanka ugu musuqa yar adduunka.   Sida...

Maxay yihiin Xaaladaha sababa ama keena Biyo-baxa Deg-degga ah iyo Qaabab lagu Dawayn karo?

  Saddex xaaladood baa keena "biyabaxa degdegga ah' (afka caafimaadka waxa loo yaqaannaa 'premature ejaculation'). Waa xaalad nafsi ah ta kowaad. Tusaale ahaan: haddii uu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img