Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Mid ka mid ah Shirkadaha ugu Waaweyn Somaliland oo Musalaftay iyo Hantideedii oo la Xaraashayo

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda gobolka Maroodijeex, ayaa soo saartay xukun ay ku go'aamisay in gebi ahaanba la iibiyo hantida maguurtada ah ee ay lahayd mid...

Cabdimaalik Muuse Coldoon oo maanta la horkeenay Maxkamadda Gobolka Maroodijeex

Hargeysa (SLpost)- Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon oo dorraad Ciidamada ammaanku ka soo qabteen magaalada Burco, ayaa maanta la horkeenay maxkamadda gobolka Maroodijeex.   Cabdimalik Muse Coldoon,...

Shirkadda RIO Architects oo door weyn ka qaaddatay Dhismaha Masaajid Casri ah oo Hargeysa laga hirgeliyey iyo Kaalinta ay ka geysato Horumarka dalka

“Wax la Naqshadeeyo iyo wax laga shaqeeyo waxa ugu qaalisan Baydka Ilaahay,” Warfaa Maxamed Xaaji Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Dhismaha iyo Naqshadaha ee RIO Architects, ayaa...

Maxaa kala qabsaday Labada Professors Iyo Aqoonyahankii Burco? 

Madal ay ku kulmeen aqoonyahanka gobolka togdheer iyo Labada Professor ee kala ah Professor Cali Qaliif Galaydh Iyo Professor Axmed Ismacil Samatar.  Madashaas waxay ahayd...

Hargeysa: Sheekh ku baaqay in laga hortago Dhalinyaro Fidinaysa Diinta Kiristaanka

Hargeysa (SLpost)- Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed (C/raxmaan Dheere) oo ka mid ah culimada magaalada Hargeysa, ayaa khudbaddii Jimcaha ee maanta ku soo qaatay dhalinyaro u...

Sheekh Aadan-Siira oo baafinaya Cid qabata oo looga Ashkatoodo Xukuumadda Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siira), ayaa Khudbadii Jimcaha ee maanta kaga hadlay muran ka taagan dhulka laga dhisayo Madaxtooyada Cusub oo...

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta oo Gobolka Awdal ka bilawday Diiwaangelinta Maddarasadaha, Xafiis cusubna ka furatay Boorama

Boorama (SLpost)- Agaasimaha guud ee wasaaradda Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Aadan Cabdillaahi Cabdalla, ayaa magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ka daah-furay diiwaangelinta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img