Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta & Aw-Qaafta oo Kulan La Qaatay Culimada Gobolka Sool iyo Qodobbo Laga wada-hadlay
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Aadan Cabdillaahi Cabdalle, ayaa maanta Xubno ka tirsan Culimada gobolka Sool Kulan kula...
Somaliland: Guddiga Qaran ee Taakuleynta Shacabka Beledweyne oo Somalia ula dhoofay $600,000 oo Deeq ah
Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta gegida diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ka dhoofay Guddi ka kooban Culimo, ganacsato iyo Wax-garad oo dowladda Somaliland u xil-saartay taakuleynta...
Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo Ogolaaday Gogol wada-xaajood oo Madaxweynaha Biixi u fidiyey
Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Mucaaradka ee Somaliland, ayaa sheegay inay ka tanaasuleen Go’aan ay hore u gaadheen kaas oo ahaa in aanay wax kulan ah...
“Sagaal Guri Oo Diinta Kiristaanka Lagu Faafinayay ayay Soo Xidheen Guddiga Wanaagfaristu…”
Hargeysa (SLpost)- Munaasibad bilan oo ay xilalka kula kala wareegayeen Hoggaanka Cusub iyo Hoggaankii hore ee Guddiga Wanaag-farista, ayaa shalay ku qabsoontay magaalada Hargeysa. Guddoomiyihii...
Mucaaradka iyo Muxaafadka Midkeebaa Ciyaarta Badiyey?
19 December 2019, ayaa Guddi odayaal ah oo isu xilqaamay dhexdhexaadinta khilaafka siyaasadeed ee ka dhex aloosan axsaabta mucaaradka iyo muxaafadka (Xukuumadda iyo xisbigeeda)...
“Allah ka cabsiga waa inaynu nafaheena, caruurteena iyo bulshadeena ku tarbiyadeyno..” – Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir.
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa ugu baaqay bulshada in la weyneeyo isla markaana nolol maalmeedka lagu debbeqo kelmada Alle ka cabsiga...
Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka oo Kormeeray Dhismaha Biriijka Isku-xidha Borama iyo Jaamacadda Camuud (SAWIRRO)
Hargaysa (SLpost)- Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdillaahi Abokor Cismaan oo ay weheliyaan Maayarka Boorama iyo Maamulka sare ee Jaamacadda Camuud,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

