Monthly Archives: December, 2019

spot_imgspot_img

HARGEYSA: Kormeer Faysal Cali Waraabe sameeyey oo Fashiliyey Ceebaha Dowladda Hoose ee Caasimadda

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan Xisbiga, ayaa saaka kormeer indho-indhayn ah...

Xog Culus iyo Fadeexad: Daawo Warbixin laga diyaariyey Shakhsiyaadka Isku Kaashaday Wax-ka-beddelka Xukunka Dadkii Khasaaraha Xooggan u geystay Xadhkaha Shirkada Somcable

  XOG CULUS IYO FADEEXAD: Daawo Warbixin laga diyaariyey Shakhsiyaadka Isku Kaashaday Kufsiga loo geystay Xukunka Dadkii Khasaaraha Xooggan u geystay Xadhkaha Shirkada Somcable https://www.youtube.com/watch?v=5ENS_xVLf-E

Raysalwasaaraha Ethiopia oo Cambaareeyey Weerar lagu qaaday Masaajiddo ku yaalla Ismaamulka Amxaarada: “Falkaasi wuxuu ka soo horjeedaa wada-noolaanshaha Diimaha”

  Ra'isal Wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa sheegay kooxaha xagjirka ee ka soo horjeeda wada noolashaha diimeed ee falkaasi foosha xun sameeyey iney doonayaan...

Soomaaliya: Tirada Dad lagu laayey Qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo

  Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay ilaa 40 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax caawa ka dhacay magaalada Gaalkacyo, gaar ahaanna dhinaca maamul...

FAHANKAYGII WAR-MURTIYEEDKA MADASHA – W/Q: Cabdinaasir Axmed Abraham

  Djibouti oo isku darsatay ugu yaraan hoggaan faker wanaagsan ka haysta danaha siyaasad,dhaqaale-amni ee dunida gaar ahaanna gobolka  oo anigu qof ahaan aan u...

Hargeysa: Hoggaanka Golaha Deegaanka Caasimadda oo Bulshada u soo bandhigay Miisaaniyadda Dowladda Hoose ee sannadka 2020-ka

  Hargeysa (SLpost)- Fadhi ay maanta yeesheen Masuuliyiinta Dowladda Hoose iyo Guddiyada xaafadaha ee Hargeysa, ayaa lagu ansixiyey Miisaaniyad-sannadeedka ay dowladda Hoose ku shaqayn doonto...

Daladda SONSAF oo Soo Jeediyey Saddex Qodob oo Suurto-galin kara Qabsoomidda Doorashooyinka

  Hargeysa (SLpost)- Daladda SONSAF oo ay ku midaysan yihiin Ururrada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland, ayaa soo dhawaysay go'aankii ay soo saareen Guddiga Dhex-dhexaadinta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img