Monthly Archives: December, 2019

spot_imgspot_img

Muqdisho: Dowladda Soomaaliya oo Go’aan ka soo saartay Ganacsiga Sarrifka FOREX

  Muqdisho (SLpost)- Dawladda Soomaaliya ayaa amar ku bixisay in la xidho dhammaan Akoonnada ay Soomaaliya ku leeyihiin Dadka ku shaqaysta Sarrifka lacagaha qalaad ee...

Somaliland: Taliska Booliska oo ka hadlay Tacaddiyo Ciidamo ka tirsani ka geysteen Tog-wajaale iyo Tallaaboyin Sharci oo laga qaaday

  Hargeysa (SLpost)- Taliska Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey tacaddiyo Askar ka tirsan ka geysteen magaalada Wajaale ee Xuduudka Somaliland iyo Ethiopia. Afhayeenka Ciidanka...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo La Kulmay Kooxda Kubadda Cagta Ee SINDO UNITED ee dalka Keya (SAWIRRO)

  Hargeysa (SLpost)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay ciyaaryahannada kooxda kubbadda cagta ee kooxda SINDO UNITED oo...

Madaxweyne Biixi oo Caqabadaha Doorashooyinka hortaagan kala hadlay Guddiga Doorashooyinka

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa kula kulmay xubnaha komishanka doorashooyinka qaranka. Waxaanu madaxweynuhu xubnaha guddida uga warramay...

Maxaa ka soo baxay Kulankii Madaxweynaha iyo Xisbiyada Mucaaradka Somaliland?

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa kula kula qaatay Guddoomiyeyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka ah. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,...

Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka oo Daah-furay Wejiga 3aad ee Dhismaha Waddada Ceerigaabo oo uu kormeeray

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdillaahi Abokor Cismaan oo ay wehelinayeen Maareeyaha iyo Maareeye-ku-xigeenka Hay’adda Waddooyinka ee...

Maxaa ka Rumoobay Hal-ku-dhiggii Madaxweyne Biixi ee “Sharcigu Ha Sarreeyo”? iyo Milicsiga Awood-sheegashada Shacabka

Hargeysa (SLpost)- Madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa wakhtigii uu ololaha doorashada madaxwaynaha ku jiray hal ku dhigiisu ahaa saraynta sharciga taasi oo laga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img