Monthly Archives: May, 2019

spot_imgspot_img

Maxaad Ka Taqaan Mahadhadii Taariikheed EE General Maxamed Xasan Cabdilaahi (JIDHIF)? – Qaybta 2aad

Maalmihii Halgankii ilaa uu Markuu Gaadhay heerka ugu sareeya Ciidamada Somliland Major Genaral Maxamed Xassan Cabdilaahi(Jidhif): markii xabsiga loo taxaabay waxuu xidhnaa muddo shan sano...

Madaxweynaha Somaliland oo Kulamo La Qaatay Wufuud Ajaanib ah oo dalka u yimi Ka-Qaybgalka Xuska Munaasibaddii 18-ka May (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalilnad, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulamo la yeeshay wufuud kala duwan oo isugu jira xildhibaanno, wasiirro iyo diblomaasiyiin,...

Daawo Shirkada Gaafane Group Company Oo Wacdaro La-yaable Kusoo Bandhigay XafladDii Xuska 18 May

Daawo Shirkada Gaafane Group Company Oo Wacdaro La-yaable Kusoo Bandhigay Xafladii Xuska 18 May https://youtu.be/guedH3GekVk

DAAWO Qaybta 7aad ee Taxanaha Taariikhda Lama-illaawaanka ah ee Tataarka (Mongols) iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun

Akhristeyaasha ku xidhan Warbaahinta Somalilandpost iyo bulshada Soomaaliyeed ee kaleba, waxaanu halkan ugu soo gubinaynaa Qaybta 7aad ee Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo...

Somaliland oo saluug ka muujisay Qorshe aan laga Qayb-galin oo Ciidammo loogu samaynayo Badda Cas

Hargeysa (Slpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi, ayaa ka hadlay Ciidamo loo samaynayo ilaalinta ammaanka Badda Cas, taas oo qorshaha hindisaheeda ay ka mid...

Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u fiyey Maxaabiis laga hayo maamul goboleedka Puntland

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa cafis u fidiyey Maxaabiis maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland lagaga qabtay iska-hor imaad ciidan oo...

DAAWO Bilicda Muuqaalladii ugu Shidnaa Xuska 18 May ee Fagaaraha dabbaal-degga Caasimadda Hargeysa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xus ballaadhan oo caasimadda Hargeysa loogu sameeyey 28-guurada kasoo wareegtay maalinta qaran ee 18ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img