HomeEx-Wasiir Cukuse oo dalka ku soo laabtay, kana hadlay haddii uu Xil-doon...

Ex-Wasiir Cukuse oo dalka ku soo laabtay, kana hadlay haddii uu Xil-doon Yahay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiirkii hore ee Wasaaradaha Warfaafinta iyo Xannaanadaha Xoolaha xukuumaddii Madaxweyne Axmed-Siilaanyo, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey gegida diyaaradaha ee Egal International Aiport, kaddib muddo sannad iyo Dheeraad ah oo uu ku maqnaa dalka Ingiriiska.

blank

Cabdilaahi Cukuse waxa madaarka ku soo dhaweeyey Siyaasiyiin ay ka mid yihiin Wasiirkii hore ee Caafimaadka Saleebaan Ciise Xagla-toosiye, xildhibaanno, dhalinyaro iyo haween. Cabdilaahi Cukuse waxa uu ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin muhiimadda dhismaha qaranimo iyo ilaalinta nabadgelyadu u leedahay wada-noolaanshiyaha iyo isku-duubnimada Shacabka.

 

Cabdilaahi Cukuse oo qaybo ka mid ah saxaafadda kula hadlay garoonka diyaaradaha, waxa uu sheegay inuu waxbarasho ugu maqnaa dalka Ingiriiska, muddadii uu halkaas joogayna uu door-weyn ka qaatay suulinta Afkaaro iska soo horjeeda iyo kala-duwanaansho saameeyey jaaliyadda oo ka dhashay doorashadii madaxtooyada ee dalka ka qabsoontay November 2017-kii.

 

Mar Cabdilaahi Cukuse la weydiiyey inuu diyaar u yahay qaadashada ama qabashada Xil uu u magacaabo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxa uu sheegay inaanay wax dhibaato ahi ku jirin isla markaana muwaadiniinta dalka ula siman yahay fursadda noocaas oo kale ah.

 

Haddaba hadalka Cukuse iyo Arrimo kale oo uu ka hadlay, kaga bogo Muuqaalkan Hoose

https://youtu.be/WKDmQsNxlfg

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories