Somaliland: Badhasaab muddo Bil ku dhow fekad kaga Maqan Gobolkii uu maamulayey
Boorama (SLpost)- Badhasaabka gobalka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali, ayaa muddo bil ku siman fakad ku jooga magaalada Hargeysa, isagoo ka soo cararay gobalka Awdal...
Hargeysa: Xaafado kamid ah Degmada Kood-buur oo Salaadda Ciida loo asteeyey Goob Cusub
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa iyo Culimada, Odayaasha iyo Waxgaradka qaar kamid ah Xaafadaha Degmada Ibraahim Kood-buur ayaa Iclaamiyey goob loo...
Dowladda Hoose ee Hargeysa oo fulisay olole waddo-bannayn ah
Hargeysa (SLpost)- Dowladda Hoose ee Hargeysa ayaa maanta bilowday olole wadd-baanayn ah oo ay ka fulisay xaafadaha magaalada qaarkood. https://youtu.be/GmPXq5T9tgw
DAAWO Qaybta 12aad ee Taxanaha Taariikhda Tataarka iyo Qabsashadii Magaalada DIMISHIQ
Akhristeyaasha ku xidhan Warbaahinta Somalilandpost iyo bulshada Soomaaliyeed ee kaleba, waxaanu halkan ugu soo gubinaynaa Qaybta 12aad ee Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo...
DAAWO Qaybtii u Xiisaha Badneyd ee Kasmaal Show oo qaabilay Jamaal Hakis oo Burco ku kulmay
Waa Xalqad ka mid ah Qaybta 23aad ee Taxanaha Barnaamijka Kasmaal 2019 oo ay maalgeliso shirkadda SOMTEL. Barnaamijka oo laga baahin jiray magaalada Hargeysa,...
Somaliland: Ujeeddada Heshiis ay kala Saxeexdeen Baanka Dhexe, Hay’adda Shaqaalaha iyo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa heshiis la xidhiidha wada-shaqaynta nidaamka dowladeed ahi ku dhexmaray Saddexda hay'adood ee Hay'adda Shaqaalaha Dowladda, Baanka Dhexe iyo...
Taariikhda Soomaalida iyo Wacdarihii soo Maray Qarnigii tagay:- AF-GEMBIGII ASKARTA & BILOWGII KACAANKA
Dib-u-milicso Taariikhda Soomaalida iyo Wacdarihii soo Qarnigii tagay iyo Xogo Muhiim ah. Waa Qaybta 8 iyo 9aad ee Taxanaha Barnaamij laga sameeyey Taariikhda Soomaalida...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

