Monthly Archives: May, 2019

spot_imgspot_img

Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe) oo Hargeysa ku geeriyooday iyo Madaxweynaha Somaliland oo tacsi u diray

Hargeysa (SLpost)- Allah Naxariistii Janno hawgu deeqee waxa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyooday Xildhibaan Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe) oo muddooyinkii u dambeeyey xaaladdiisa caafimaad...

Markabkii ugu Xajmi weynaa oo ku soo Xidhay Dekedda Berbera iyo Masuuliyiinta oo ka hadashay

Berbera (SLpost)- Madaxda Dekedda Berbera, ayaa faahfaahin ka bixiyey munaasibad lagu soo dhaweeyey Markabkii ugu weynaa ee ku soo xidha Dekedda muddadii ay jirtay,...

Allah haku Cafiyee, Adna Cafi Walaalkaa

Assalaamu calaykum, Ramadaan wacan oo wanaagsan, Illaahay isagaa xume ka nasahan ee,wuxuu abuuray dad kala duwan,dabeecad ahaan iyo abuur ahaanba. Illaah SWT dadkaas wuxuu iskugu keenay dhulka...

Somaliland: The Tour Of The Two Professors

Professors Ahmed Ismail Samatar and Ali Khalif Galaydh have been crisscrossing Somaliland holding lectures and forums from Las Anod to Borama. The lectures and...

Somaliland oo ka hadashay Hub lagu qabtay Xuduudka ay la wadaagto Ethiopia

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Gabiley Maxamed Cismaan X. Axmed (Indho-balac), ayaa ka hadlay rasaas dhawaan lagu qabtay magaalada Tog-wajaale ee xuduudka u dhexeeya Somaliand...

Boodhari Mills: Mashruucii ugu weynaa ee Dhiirrigelinaya Beeralayda iyo Isku-fillaanshiyaha Cunto ee Somaliland oo gebo-gabo ku dhow

 Maamulka Wershadda Daqiiqda Bodhari Mills oo ka xog-warramay geeddi-socodka Mashruuc dhiirrigelinaya Wax-soo-saarka Beerlayda dalka      Hargeysa (SLpost)- Dhismaha Wershadda Daqiiqda iyo Calafka Xoolaha ee Boodhari...

Golaha Wasiirrada Somaliland oo dood ka yeeshay Siyaasadda Dhulka iyo Dhibaatada ka dhasha Mulkiyaddiisa

Hargeysa (SLpost)- Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa maanta si qoto-dheer loogu falan-qeeyey siyaasadda xukuumadda ee ku wejahan Maamulka dhulka iyo sidii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img