HomeSomali NewsSomalilandGuddiga Daba-galka Hantida Qaranka oo shaacisay in Xukuumaddii Siilaanyo Deyn $80 Milyan...

Guddiga Daba-galka Hantida Qaranka oo shaacisay in Xukuumaddii Siilaanyo Deyn $80 Milyan ku wareejisay Xukuumadda Muuse Biixi

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddiga ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta kulan albaabadu u xidhan yihiin la qaatay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr Sacad Cali Shire, waxaanay ka wada-hadleen arrimo badan oo ku saabsan miisaaniyadda dowladda iyo qaabka ay hay’aduhu u isticmaalaan.

Markii Kulankaasi soo idlaaday, waxa si wada-jir ah saxaafadda ula hadlay Guddoomiyaha Guddigan Xildhibaan Ismaaciil Mahdi Buubaa iyo Wasiirka Maaliyadda oo faahfaahin ka bixiyey arrimaha ay ka wada-hadleen.

Xildhibaan Ibraahim Mahdi, ayaa sheegay in xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi la tiic-tiicayso deyn faro-badan oo ay ku wareejisay xukuumaddii ka horeysay ee Madaxweyne Siilaanyo. Waxa uu sheegay in xukuumaddii hore wareejisay deyn dhan siddeetan milyan oo dolar ($80m).

“Waxa jirta Siddeetan Milyan oo Doolar oo deyn ah oo ay ku wareejisay xukuumaddii hore, inkastoo markii xilka ay wareejinayeen sheegeen in aanay jirin deyn ay wareejinayaan, haseyeeshee xukuumadan dambe waxay ka dhaqaaqi laadahay deyntaasi oo culays weyn ku noqday.”ayuu yidhi xildhibaan Buubaa oo ka hadlayey deyntaasi aan hore loo shaacin inay jirto.

Muuqaalkan Hoose Kaga Bogo Hadallada labada Masuul

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories