Wasiir Axmed Muumin Seed oo Si Adag ugu jawaabay Guddoomiye Cirro
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Md Axmed Muumin Seed, ayaa jawaab ka bixiyey dhaliilo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI u jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi...
Taxanaha Qormooyin Bulshada lagu baraarujinayo Khatarta DABKA – Qaybta 3aad ~ Ka-hortagga Halista Dabka
Marka la isticmaalaayo alaabta kala duwan nooc kastaba ha ahaadeene waxaa la rabaa in laga foojignaado dhibaatada dhinaca dabka ka iman karta, inta an...
“Abwaan Baashe iyo Macallin Cabdiqaaddir Waxa ay Xidhan Yihiin 9 Bilood, Iyaga oo Maxkamadda Maroodijeex Dembi Ku Weyday”. W/Q Siciid Gahayr
Abwaan Baashe Xasan Maxamed iyo Macallin Cabdiqaaddir Nuur Maxamuud waxa ay ku xidhan yihiin xabsiga weyn ee Hargeysa, iyaga oo ay dembi ku weyday...
Madaxweyne Biixi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Itoobiya u soo magacowday Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka cusub ee dawladda Federal-ka Itoobiya dhawaan u soo magacowday...
Hanti-dhowrka Guud oo Baadhis kedis ah ka bilaabay Hay’adda Duulista Hawada iyo Madaarka Diyaaradaha Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka, ayaa maanta baadhitaanno la xidhiidha xisaabaadka la xidhiidha dakhliga soo gala iyo kharashaadka ka bilaabay Hay'adda Duulista iyo...
Ugaaska Beesha Axmed Sheekh Isaxaaq oo lagu caleemo-saaray Munaasibad Kulmisay labeenta Madax-dhaqameedka Soomaalida
Hargeysa (SLpost)- Munaasibad aad loo bilcay oo ay ka soo qayb-galeen inta badan labeenta madax-dhaqameedka deegaamada Soomaalidu degto, ayaa lagu caleemo-saaray Ugaas cusub oo...
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qaabilay Muwaadin Hindisay Astaanta Qaranka Somaliland Oo Ka Samaysayn Bir
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay muwaadin Fu’aad Cabdiraxmaan Diiriye oo si farshaxamaysan gacantiisa ku farsameeyey astaanta Jamhuuriyadda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

