HomeHanti-dhowrka Guud oo Baadhis kedis ah ka bilaabay Hay'adda Duulista Hawada iyo...

Hanti-dhowrka Guud oo Baadhis kedis ah ka bilaabay Hay’adda Duulista Hawada iyo Madaarka Diyaaradaha Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
Cabdi Dirir
Cabdi Dirir

Hargeysa (SLpost)- Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka, ayaa maanta baadhitaanno la xidhiidha xisaabaadka la xidhiidha dakhliga soo gala iyo kharashaadka ka bilaabay Hay’adda Duulista iyo Madaarka Diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.

Baadhitaannada ayaa qayb ka ah hawl-gallada caadiga ah iyo masuuliyadda uu xambaarsan yahay Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka oo muddooyinkii u dambeeyey laga dareemay dar-dargelin xagga hawl-gallada baadhista ah oo ka duwan qaabkii hore ee xafiisku u hawl-gali jiray, iyadoo hawl-galladani yihiin qaar kedis ah oo aan la sii ogeysiinin hay’adaha bartilmaameedku yahay. 

Hawl-galkan waxa ka horreeyey baadhis kedis ah oo Hanti-dhowrka Guud todobaadkan ka bilaabay Xafiisyada Golaha Deegaanka ee magaalada Hargeysa oo baadhis kedis ah laga sameeyey.

Haddaba, saraakiisha Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka, ayaa faahfaahin ka biixiyey baadhista ay maanta ka bilaabeen Xafiisyada iyo ilaha dakhliga ee Hay’adda Duulista Hawada iyo Madaarka Egal International Airport ee magaalada Hargeysa.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories