Xisbiyada UCID iyo Kulmiye oo ka hadlay Muddo-kordhinta loo sameeyey Golaha Wakiilllada
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ku hambalyeeyey Golaha Guurtida go'aanka ay maanta ka soo saareen khilaaf...
Guddoomiye Cirro oo soo dhaweeyey Muddo-kordhinta Golaha Guurtidu u sameeyey Golaha Wakiillada
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa soo dhaweeyey go’aanka muddo-kordhinta ah ee Golaha Guurtidu maanta u sameeyey...
Xildhibaanno laga horjoogsaday Fadhigii Muddo-kordhinta ee Golaha Guurtida iyo Sababta ka dambaysay
Hargeysa (SLpost)- Xubno ka tirsan Guddigii ka-soo-talo-bixinta Muddo-kordhinta Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka, ayaa maanta laga hor-joogsaday inay ka xaadiraan fadhigii maanta ee Golahaasi muddo-kordhinta...
Golaha Guurtida oo mar kale Muddo-kordhin qalinka ugu duugay Golaha Wakiillada iyo Xilliga Doorashadu qabsoomayso
Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta muddo-kordhin u sameeyey Golaha Wakiillada oo muddo-xileedkooda loo muddeeyey 12-ka bisha 12aad ee sannadkan Golaha Guurtida ayaa fadhi...
“Wali waxaan la tacaalayaa Xannuunadii aan ka qaaday Xilkii hore ee qabtay, immikana diyaar uma ihi…” Siyaasi Abgaal
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Isgaadhsiinta xukuumaddi madaxweyne Siilaanyo, Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa sheegay inuu caafimaad-darro la soo deristay naftiisa isla markaana uu...
Qaybtii Labaad ee Casharro Bulshada lagaga wacyi-gelinayo ka hortagga dabka
Waxaana isla markaasna jira qalab kale oo sheega kulka oo loo yaqaano (Heat Detectors) oo iyeguna laba nooc u shaqeeya hase yeeshee isku shaqo...
“Waxaan u arkayey in Jananku isaga laftiisu dafiray waraaqihii ay bixiyeen hay’adihii dowladda ee ku shaqada lahaa” – Cali Seenyo
Djibouti (SLpost)- Guddoomiyaha telefishanka SAAB TV, Cali Seenyo, oo waraysi siiyey laanta Afka Soomaaliga ee BBC, ayaa difaacay warbixinta uu ka baahiyey Telefishanka oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

