Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Hargeysa Ka Furay Shir Lagu Qiimaynayo Wax Soo-saarka Dalka Ee Sanadkii Hore + SAWIRRO
Hargeysa (SLpost) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Axmed Muumin Seed ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ka furay Shirka qiimaynta Wax soo-saarka Dalka,...
Fariin Ku Socota Qurbajooga Beelaha Garxajis – W/Q: Eng Anwar sheik Mohamed Abdalla
Waxan jeclaystay mar hadaan qurba joog aniga qudhaydu aan mudo dheer ahaa hadana aan waddan kii ku suganay in waxay ila tay fikir ahaan...
Xukuumadda Somaliland oo lagula taliyey inay la timaaddo Qorshe ay kaga hortagayso Hadimada Soomaaliya
Hargysa (SLpost)- Xildhibaan Ibraahim Axmed Raygal, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa Xukuumadda u soo jeediyey inay la timaado Siyaasad ay...
Xisbiga WADDANI oo weli ka maqan Miiska wada-xaajoodka Khilaafka Qabsoomidda Doorashada iyo Natiijada Kulan mar kale ay isku kaligeysteen KULMIYE IYO UCID
Xisbiga WADDANI oo weli ka maqan Miiska wada-xaajoodka Khilaafka Qabsoomidda Doorashada iyo Natiijada Kulan mar kale ay isku kaligeysteen KULMIYE IYO UCID FAAHFAAHINTA WARKAN KA...
Xukuumadda Somaliland oo ka jawaabtay Hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda horumarinta Biyaha Somaliland Md Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa sheegay inaanay waxba iska beddelin rejadii ay ka qabeen isbeddelka maamul ee...
SOMALILAND: Hablaha Suxufiyiinta ah oo tartan loo qabanyo
Hargeysa (SLpost)- Ururka Hablaha Suxufiyiinta ah ee Somaliland ee WIJA oo kaashanaya hay'adda mucaawimooyinka dibadda u qaabilsan Boqortooyada Ingiriiska ee UKAID, ayaa tartan u...
Wasiir Guri-barwaaqo oo sharraxay Aqoon-korodhsi xidhiidhka warbaahinta Xorta ah oo uu ka helay Siminaaro loogu qabtay Dalka Ingiriiska
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-barwaaqo) oo socdaal ku jooga dalka Boqortooyada Ingiriiska, ayaa faahfaahin ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

