Yearly Archives: 2018

spot_imgspot_img

BAKI: Wasiirka Beeraha Oo Dhagx-dhigay Dib U Dhiska Maangad Lagu Waraabin Jiray Tobanaan Beerood Oo Duufaantii Sagar Ka Dumisay Beeralayda Ruqi + SAWIRRO

BAKI (SLpost) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Muumin, ayaa Maanta Dhagax-dhigay Maangan ama Moos loo samaynayo Beer-biyoodyada Tuulada Ruqi oo ka...

#Somaliland : Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo Fariin Dardaaran ah u Jeediyey Madaxda Gobolka Togdheer.

“Dawladnimmadu waa Xubin keliya, markaa Qaranka loo Shaqeynayo in Meel Looga Soo Wada Jeesto waa Lama Huraan..” Prof Adan X Cali Axmed. Burco-(SLPOST) Gudoomiyaha Maxkamadda...

Somaliland: Maxkamadda Sare oo Fursad u Siisay Dadka Reer Miyiga Inay Caddaaladda Ku Helaan Deegaamadooda.

“Waxaanu tegi doonaa goobo Miyiga ka tirsan kuna dhegeysan doonaa dacwado ka taagnaa.” Gudoomiyaha Maxkamada Sare Dr Adan Xaaji Cali. Burco-(SLPost)- Gudoomiyaha Maxkamada Sare, ahna...

Xalka Lagu Furdaamin Karo Doorasho Somaliland Ka Dhacda March 2019

Tan iyo Aasaaskii qaranimada somaliland 1991 somaliland waxyaabaha lagu majiirto waxa kow ka ah nabadgalyo taama oo ka hirgashay dhamaan gobolada ay ka kooban...

Somaliland: Waraysi: Suldaankii Koowaad ee Beelaha Samaroon Xushaan 50 sannadood horteed oo Sharaxay Sababta Milgahii Saldanadaha Xilligan Lumiyey.

Hargeysa-(SLPOst)-Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil ayaa shaaca ka qaaday in milgahii iyo sharaftii madax-dhaqameedku lahaan jiray, la biyo-dhiciyey. Suldaan Saleebaan Cali oo ah Suldaankii ugu horeeyey...

Maxamed Xaashi Cilmi oo Naqdiyey Buugga Ex-Wasiir Xirsi Cali iyo Dhaliilo uu u jeediyey

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii ugu horreeyey Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo, Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa naqdiyey buug uu dhawaan soo bandhigay wasirkii Madaxtooyada Xirsi...

Somaliland oo dib-u-eegis ku samaynaysa Wada-shaqaynta ka Dhaxaysa Hay’adaha Caalamiga ah ee dalka ka hawl-gala

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay dib-u-eegis iyo qiimeyn ku samaynayso wada-shaqaynta ka dhaxaysa hay'adaha Caalamiga ah iyo kuwa Qaramada Midoobay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img