Xukuumadda Somaliland oo Albaabada u laabtay Wershado ka Shaqeeya Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaadday inay xidhay isla markaana albaabada u laabtay qaar ka mid ah Wershadaha wax-soo-saarka ee ka...
Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey magacyada Saddex Shirkadood oo ku guulaystay 3 Mashruuc
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka Somaliland, ayaa maanta shaaciyey magacyada saddex shirkadood oo ku guulaystay saddex mashruuc kaddib markii ay tartan geliyeen shirkado badan...
Shirka Sannadlaha ah ee Saxaafadda Iyo Abaalmarinta Cawke Awards oo Hargeysa ka furmay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigeinta Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-Barwaaqo) ayaa furay shirweynaha Saxaafadda Somaliland oo lagu qabtay Huteelka Ambassador...
Wasiirka Maaliyadda oo Lacago ku bixiyey baahinta Qoraallo Ceeb ku ah Xilka uu hayo iyo Dowladnimada
Dhacdooyinka Ku Cusub Siyaasada ee Ay Soo kordhiyeen Qaar kamida masuuliyiinta Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maalinba maalinta ka danbaysa usoo baxaya banaanka...
HARGEYSA: Faahfaahinta Ujeeddada uu daarran yahay Kulan Ballaadhan oo lagu Naaqishayo Xeerka Xuquuqda Carruurta
Hargeysa (SLpost)- Kulan-hawleed ballaadhan oo dib-u-eegis lagu samaynayo Xeerka Xuquuqda Carruurta, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa. Kuan-hawleedka oo kulmiyey masuuliyiin ka socday Wasaaradaha iyo Hay'adaha Dowladda ee arrintani...
DAHABSHIIL: Wuxuu Astaan u yahay Dhiiranaanta, Dhaaya-fogaanta & Dhabar-adayga Soomaalida.
Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleye) Shirkada Dahabshiil, marka qofka Soomaaliga ah ama baddi shucuubta caalamku magaceeda maqlaan, markiiba waxa niyadooda ku soo dhaca yididiilo, siyaalo...
Somaliland: UAE Milatary Base to open by June
A United Arab Emirates military base in the self-declared republic of Somaliland will begin operating by June and include a coastal-surveillance system, according to...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

