DR ABIY AHMED oo loo dhaariyey Xilka Ra’iisal-wasaaraha Ethiopia + Warbixin ka hadlaysa taariikh-nololeedkiisa iyo Saamaynta Doorashadiisa ee Soomaalida iyo Mandaqadda
Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa ra'iisulwasaare u doortay Abiy Axmed, waxaana isla markiiba loo dhaariyay xilka. Ra'iisulwasaaraha cusub oo khudbad ka horjeediyay xildhibaannada ayaa qiray in...
Madaxweynaha Somaliland oo Dhambaal Hambalyo iyo Duco isugu jirta u diray Ra’iisal-wasaaraha Cusub ee Ethiopia
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray reysal-wasaaraha Cusub ee dalka Ethiopia, Dr Abiy Ahmed oo maanta...
Golaha Wakiillada Somaliland oo Bayaan Ka soo Saaray Faro-gelinta Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada, ayaa maanta qaraar ka soo saaray faro-gelinta ay Dowladda Somalia ku hayso Arrimaha Somaliland iyo ficillada ay ku hayso dedaallada...
DAAWO: Jewi sidee ah ayuu Ahaa Soo-dhaweyntii Maanta ee Fannaaniinta Hodan Abdirahman iyo Yurub Geenyo?
Fannaaniinta Hodan Cabdiraxmaan iyo Yurub Geenyo ayaa saaka si heersare loogu soo dhaweeyey Garoonka Diyaardaha ee magaalada Hargeysa. Guddoomiyihi hore ee Kooxda Xiddigaha Geeska Xasan...
Xog-warranka 80-jir ka mid ah Tahriibayaal laga soo badbaadiyey Xabsiyada Magafeyaasha LIIBIYA iyo Qisooyin uu ka sheekeeyey
Xog-warranka 80-jir ka mid ah Tahriibayaal laga soo badbaadiyey Xabsiyada Magafeyaasha LIIBIYA iyo Qisooyin uu ka sheekeeyey https://youtu.be/wlLDvQIJNhE
Madaxweynaha Somaliland oo 24 Xilal Cusub magacaabay iyo Liiska Xubnaha ku jira
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-70/042018 uu ku magacaabay 24 Masuul. Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad,...
Madaxweyne Biixi oo caawa kulan degdeg isugu yeedhay hoggaamiyeyaasha Mucaaradka iyo Shir-guddoonnada Baarlamaanka, maxaase lagawada Hadlay?
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa kulan la qaatay shir-guddoonka labada gole qaran ee guurtida & wakiillada iyo xisbiyada mucaaridka ah,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

