Yearly Archives: 2018

spot_imgspot_img

Madaxweyne Muse Biixi oo Digreeto ku Asteeyey Xuska Maalinta DHIRTA Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo sumaddeedu tahayJSL/XM/WM/222-79/42018 ku asteeyey in Maalinta Dhirta 15ka bisha Afraad (April) ay ahaato...

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Xildhibaan Ibraahim Kacaan

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane  Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay aas qaran oo maanta loo sameeyey marxuum xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe (Ibraahim Kacaan) oo...

Muqdisho: Warar Dheeraad ah oo laga helay Diyaarad Lacag Malaayiin Dollar ah sidday oo la Qabtay iyo Cidda ay u socotay

Muqdisho (SLpost)- Hawl-wadeennada madaarka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay lacag Malaayiin Dollar ah oo ay siteen dibloomasiyiin u dhashay dalka Imaaraadka...

Madaxweyne Muuse oo magacaabay Guddiga heer Qaran ee qaban qaabada xuska 18ka May

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu Maanta wareegto madaxweyne oo sumadeedu tahayJSL/XM/G/083-076/042018 ku Magacaabay Guddida Agaasinka iyo Qaban-qaabadda Xuska 18 May. Waxaanay u dhignayd...

Madaxweynaha Somaliland Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Dhallinyaro Hal-abuur Cusub Ikhtiraacay 

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay  14 (Afar iyo toban) dhalinyaro reer Somaliland ah oo wiilal iyo gabdho...

Tirada Dagaalyahanno Al-Shabaab ka tirsan oo lagu Dilay Duqeyni lala beegsaday iyo Maraykanka oo ka hadlay

Djibouti (SLpost)- Taliska Hawl-galka ciidamada Mareykanka qaaradda Africa ee  marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaano AFRICOM, ayaa sheegay inay dagaal-yahanno ka tirsan Kooxda Al-Shabaab...

DAAWO Waraysi Xogo badan Iftiimiyey oo uu bixiyey Murashaxii Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga UCID

Hargeysa (SLpost)- Musharraxii u tartamay jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID doorashadii Madaxtooyada Somaliland ka dhacday 13-kii November 2017-kii Prof: Axmed Cabdi Muuse...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img