Shirkadaha Korontada Siiya Xaafadaha Hargeysa qaarkood oo soo bandhigay caddeymo muujinaya cidda ka dambaysay Xadhkahooda Laydhka oo la jarjaray
Shirkadaha Korontada Siiya Xaafadaha Hargeysa qaarkood oo soo bandhigay caddeymo muujinaya cidda ka dambaysay Xadhkahooda Laydhka oo la jarjaray
Golaha Wasiirrada Somaliland oo Ansixiyey Odoroska Miisaanayad-sanadeedka 2018 oo intii hore ka badan
Hargeysa (SLpost)- Kal-fadhi ay golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somalialnd maanta oo Salaasa ah yeesheen oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si...
DAAWO: Maamulka Shirkadda National Electric Power oo Dhiggeeda SOMPOWER ku eedeeyey masuuliyadda Xadhkaha Korontada oo laga jarjaray iyo Jawaabta Shirkadda
DAAWO: Maamulka Shirkadda National Electric Power oo Dhiggeeda SOMPOWER ku eedeeyey masuuliyadda Xadhkaha Korontada oo laga jarjaray iyo Jawaabta ay ka bixiyeen maamulka shirkadda Sompower. https://www.youtube.com/watch?v=FUZ1HK39a3M
Hargeysa: Kulan ay goobjoog ka yihiin Wakiillo Caalami ah oo lagaga wada-hadlay Qorshe lagu Tayaynayo Ciidanka Booliska Somaliland
Hargeysa (SLpost) - Kulan ay goobjoog ka yihiin Wakiillo Caalami ah oo ka socda Hay'adaha Qaramada Midoobay iyo Ururro taageero dhaqaale ku Bixiya barnaamijyada...
Bannaan-bax lagaga soo horjeedo Sicir-bararka oo ka dhacay Boorama
Borama (SLpost) - Dadweynaha magaalada Borama ayaa saaka isugu soo baxay mudaharaad ay ku muujinayaan sida ay uga soo horjeedaan Sicir barar baahsan oo...
Shirkadda TELESOM oo Caawa joojinaysa Adeegga Isku-beddelka Lacagaha ee Mobilka
Hargeysa (SLpost) Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom, ayaa shaaca ka qaadday inay joojisay Adeegga Isku-beddelka Lacagaha ee Mobilka wixii ka dambeeya 12:00AM saqda dhexe...
Warbixin ku Saabsan Khilaafka Guddiga Doorashooyinka Somaliland ee Waddani iyo Xukuumadda – Diyaarintii by Cabdifataax Mursal
Warbixin ku Saabsan Khilaafka Guddiga Doorashooyinka Somaliland ee Waddani iyo Xukuumadda - Diyaarintii by Cabdifataax Mursal https://youtu.be/X7nyha-S4y0
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

