HomeTirada Dagaalyahanno Al-Shabaab ka tirsan oo lagu Dilay Duqeyni lala beegsaday iyo...

Tirada Dagaalyahanno Al-Shabaab ka tirsan oo lagu Dilay Duqeyni lala beegsaday iyo Maraykanka oo ka hadlay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Djibouti (SLpost)- Taliska Hawl-galka ciidamada Mareykanka qaaradda Africa ee  marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaano AFRICOM, ayaa sheegay inay dagaal-yahanno ka tirsan Kooxda Al-Shabaab ku dileen Duqeyn ay ka fuliyeen agagaarka degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ee Soomaaliya Duqeyn ka dhacday gelinkii dambe ee Axaddii todobaadkan.

US war planes on strike
US war planes on strike

Mareykanka wuxuu sheegay duqeyntaasi oo dhacday 1-dii bishan in lala beegsaday fadhiisin ay ku sugnaayeen xubno ka tirsanaa ururka Al-shabaab, isla markaana aanu jirin khasaare dadka rayidka ah ka soo gaadhay weerarkaasi.

“Waxaan xaqiijineynaa inaanaan rayid ku dilin weerarkan, Shan Argagixisada ka tirsanaa ayaan dilnay, Ciidamada Mareykanka waxay diyaar u yihiin in ciidamada Soomaaliya ay ka caawiyaan sidii ay dalka uga saari lahaayeen xoogaga urura Al-shabaab,” sidaa waxa yidh Afhayeen u hadlay Taliska Mareykanka ee AFRICOM oo fadhigoodu yahay magaalada Dalka Jabuuti.

Sidoo kale Mareykanka ayaa sheegay inuu sii wadi doono talaabooyinka la xidhiidha Duqeymaha ay fulinayaan ee horey loo ansixiyay, si loo ilaaliyo ammaanka Muwaadiniinta Mareykanka iyo in la joojiyo khataraha Argagixisada.

Xoogaga ururka Al-Shabaab oo duqeyntan dhankooda ka hadlay ayaa waxa ay sheegeen in dhowr gantaal lala beegsaday gaadhi ay saarnaayeen dad shacab ah, laguna dilay ilaa saddex qof oo laba ka mid ah ay ahaayeen rag, halka mida kalena ay aheyd haweeney.

Mareykanka ayaa sanadkii tagay 2017-kii Soomaaliya ka fuliyay wax ka badan 30 weerar waxaana ay ka badan tahay weerarradii Mareykanka uu ka fuliyay Soomaaliya Sideeddii sano ee uu Madaxweynaha ahaa Barack Obama.

HOL

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories