Yearly Archives: 2018

spot_imgspot_img

DAAWO Soo-dhaweyntii EGLAND SHOW ee Hargeysa iyo Wacdarihii ay kala Kulantay

Suxufiyadda ku Caanka ah Barnaamijka Egland Show ee Ka baxa telefishanka RTN SOMALI TV ee magaalada Nairobi ayaa si Qurux badan loogu soo dhaweeyey...

Daawo Hor-dhaca Barnaamij Xiiso Badan oo Telefishanka BADDA CAS 24 TV Daawadayaashiisa ugu talo-galay Dabbaal-degga maalinta Ciidda

Daawo Hor-dhaca Barnaamij Xiiso Badan oo Telefishanka BADDA CAS TV Daawadayaashiisa ugu talo-galay Dabbaal-degga maalinta Ciidda iyo Fannaaniinta ugu Caansan magaalada Hargeysa oo si...

Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland oo xilalkii ka Qaaday Taliyeyaashii Sirdoonka iyo Nabad-sugidda iyo Sababaha loo aanaynayo

Garowe (SLpost)- Madaxweynaha maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas), ayaa wareegto uu soo saaray maanta xilalkii ay hayeen kaga qaaday Taliyeyaasha hay’adaha...

Hargeysa: Nuxurka War-murtiyeed ka soo baxay Kulan Dhexmaray Ururrada Bulshada Rayidka ah iyo Doorkooda Der-dergelinta Gar-gaarka Bani’aadamnimo

Hargeysa (SLpost)- Kulan ay isugu yimaaddeen Bulshada Rayidka ah ee Somaliland oo ay soo abaabushay kana soo shaqaysay Dalladda Jilayaasha Ururrada aan dawliga ahayn...

Xukuumadda Somaliland oo Xayiraaddii ka Qaadday Somnews Tv iyo Tifaftiraha oo Ka Hadlay

Xukuumadda Somaliland oo Xayiraaddii ka Qaadday Somnews Tv iyo Tifaftiraha oo Ka Hadlay Xukuumadda Somaliland oo Xayiraaddii ka Qaadday Somnews Tv iyo Tifaftiraha oo Ka Hadlay

DAAWO Waayeel goob-joog u ahaa oo ka war-bixiyey Baaxadda Duufaantii ku dhufatay Xeebaha Awdal, Xaaladdii ay ku sugnaayeen iyo Wixii ay indhahooda ku arkeen

Saddex Qof oo Waayeel ah oo ka mid ah dadka deggen deegaanada duufaantu ku dhufatay ee gobolka Awdal ayaa ka warbixiyey Wixii ay indhahooda...

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo  Gargaarkii ugu horreeyey  Gaadhsiiyey Goobaha ay Waxyeelleeyeen Roobabkii Duufaannada Watay  

Lughaya (SLpost)- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa deeqdii ugu horraysay ee gargaar ah oo xukuumaddu bixisay  gaadhsiiyey degmada Lughaya oo kamid ah...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img