Yearly Archives: 2018

spot_imgspot_img

Madaxweyne Muuse Biixi oo Ardayda Jaamacadda Hargeysa Ku Boorriyey Inay ka qayb-qaataan Gurmadka Dadka ku waxyeelloobay Deegaannada Duufaantu ku dhufatay

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka kormeer kedis ah ku tegay xarunta Jaamacadda Hargeysa, waxaana uu halkaas war-bixin ku saabsan...

Cabdiraxmaan Saylici Oo Ka War Bixiyey Baaxadda Masiibada Ka Dhalatay Roobabkii Duufaannada Watay Ee Khasaaraha Ka Geystay Xeebaha Somaliland  

  Madaxweynaha Somaliland oo Xidhiidh la sameeyey Imaaraadka Carabta + Imaaraadka oo si deg-deg ah uga soo jawaabay + madaxweynaha Oo airport ka kaga Hortegay...

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo Ka xog-warramay Xaqiiqo-raadin uu Indhaha Ka Soo Qaaday ee Xaaladda Dadkii Ay Saamaysay Duufaantii Ku Dhufatay Xeebaha dalka (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo saaka kormeer dhinaca cirka ah ku soo maray deegaamada xeebta Somaliland...

Madaxweynihii hore ee Somaliland oo si adag uga hadlay Xiisadda Colaadeed ee Ceel-Afweyn iyo Arrimo kale

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin, ayaa si adag uga hadlay xiisadda colaadeed ee beelaha walaalaha ah ku dhexmartay deegaanka...

Dowladda Itoobiya oo Horjoogsatay Gurmad Ciidan oo Kismaayo looga soo diray Maamul-goboleedka Puntland.

 Kismaayo (SLpost)-  Xukuumada Itoobiya ayaa la xaqiijiyey inay hor-istaagtay ciidamo gurmad ah oo Madaxweynaha Maamul-goboleedka Jubaland Axmed madoobe u qorsheeyey inay tagaan Puntland, Arbacadii...

“Guubaabo dagaalbaa lagu jiraa oo uu ugu dambeeyey kii shalay ee nacasnimada ahaa ee madaxweynaha Puntland” – Guddoomiyaha Golaha Guurtida

"Guubaabo dagaalbaa lagu jiraa oo uu ugu dambeeyey kii shalay ee nacasnimada ahaa ee madaxweynaha Puntland. Dhiig dambe oo daata mooyaane, wax kale oo uu soo wadaa ma jiraan." - Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan

“Wixii aanu kala door-dooranaynay markaanu ka baaraan-degnay ayaanu u aragnay inaanay jirin meel tan (Somaliland) noo dhaanta”

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh, ayaa ka hadlay halka ay marayaan wada-hadallo isaga iyo kooxdiisa muddo laba sanno ah u socday...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img