Yearly Archives: 2018

spot_imgspot_img

Somaliland oo ka hadashay Isbeddelka Siyaasadeed ee Itoobiya, Heshiiska Eratariya iyo Khilaafka Jabuuti & Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay isbedelada ka socda dalalka Geeska Afrika iyo waliba Dalka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo saamaynta uu ku...

Xaddiga Lacag lagu Maal-gelinayo Ganacsatada Somaliand iyo Doorka Xukuumadda

Xaddiga Lacag lagu Maal-gelinayo Ganacsatada Somaliand iyo Doorka Xukuumadda Xaddiga Lacag lagu Maal-gelinayo Ganacsatada Somaliand iyo Doorka Xukuumadda

Maamulaha Guud ee Dahabshiil oo ka hadlay Ujeeddada laga leeyahay Muhiimadda ay Bulshada Soomaaliyeed u leeyihiin Aqoonyahanno ay Shirkaddu soo saartay

London (SLpost)- Maamulaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil Group, Cabdirashiid, ayaa sharraxay sida ay shirkadoodu mar kasta u garab taagan tahay bulshada afka soomaaliga ku...

Shirkadda Xawiladda Lacagaha ee WORLDREMIT oo Is-ballaadhisay iyo Xog-warranka Maamulaha Guud oo Xarun cusub ka daah-furay Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Adeegga Xawiladda Lacagaha ee Nidaamka Electronika ah ee WORLDREMIT, ayaa markii u horeysay xafiis ballaadhan ka furatay magaalada Hargeysa. Shirkadda WorldRemit oo...

Barlamaanka Ingiriiska oo Hargeysa u Soo diray Wefti u Kuur-gala gargaarka Caafimaad ee ay Hay’adda DFID Siiso Somaliland

Wasiirka caafimaadka oo Xafiskiisa Ku Qaabilay Weftigan Oo Ay Horkacaysay Haweenay Xubin Ka Ah Baarlamaanka UK Hargeysa (SLpost) – Wasiirka wasaaradda horunarinta caafimaadka JSL Dr....

Hargeysa: Xaddiga Maandooriye Khatar ah, lacag iyo Dadkii ka Ganacsayay oo Ciidamada Boolisku Gacanta ku dhigeen

Hargeysa (SLpost)- Ciidammada Booliiska oo Maalmihii u dambeeyay kordhiyey Hawl-gallada ay amniga ku sugayaan, ayaa doraad gacanta ku dhigay Daawada loo yaqaanno ISBIIRTADA, taasi...

Xukuumadda Somaliland oo shaaciy inay Isku Furayso Telefoonada Shirkadaha Isgaadhsiinta

Hargeysa (SLpost) - Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Cabdiweli Sheekh Cabdillaahi Sheekh Suufi, ayaa sheegay inay  hirgelinayaan adeeg dadweynaha u suurtagelinaya inay kuwada hadlaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img