Cumar Binu Khadaabkii Ciidanka Dab-Demiska “Allow Yaa Sidaa Ka Wada Dhiga” – W/Q-Muxiyadii Moh’ed Mohoumed
Aniga Aragtidaydu Waxay I Tusisay inuu Sifooyinkii Suubanaa ee Cumar Binu Khadaab uu Walaalkay Eng: guleed maxamed cabdi Waxbadan Uu Ka Shabaho Kuna Dadaalo. Hogaaminta...
Somaliland: Bixinta Liisamada Darawallada oo go’aamo adag laga soo saaray
Hargeysa (SLpost) - Wasaaradda Hawlaha Guud ee Somaliland ayaa goaamo adag ka soo saartay bixinta Liisamada darawallada Gaadiidka. Goaankan ayaa lagu sheegay kulan maanta xarunta...
Madaxweyne Muuse Biixi oo soo saaray Go’aamo Xaasaasi ah oo Mucaarad iyo Muxaafidba la soo dhaweeyey
Hargeysa (SLpost) - Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku buriyey heshiisyo xukuumaddii Siilaanyo shirkado gaar ah hore...
“In la soo bandhigo musuq-maasuq lagu kacay iyo hantida umadda oo la leexsaday, waa mid loo baahan yahay, laakiin…” – Ex-wasiir CADAMI
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan musuq-maasuqa iyo boobka hantida umadda ee lagu...
Wararkii u dambeeyey ee Xaaladda Madaxweynihii DDSI oo la’yahay iyo Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga deegaanka oo Addis Ababa looga yeedhay
Jigjiga (SLpost)- Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga DDSI ayaa looga yeedhay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo ay hore ugu sugnaayeen xubno...
Xukuumadda Somaliland oo soo bandhigtay Qorshe Dhiirrigelinaya Wax-soo-saarka Dalagga Beeraha iyo Isku-filaansho Qaran oo la gaadho
Hargeysa (SLpost)- Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Waxa Maanta Oo Khamiis Ah Dirada Lagu Saaray Wax-Soo-Saarka Beeraha, Si Dalka Jamhuuriyadda Somaliland Isku Filaansho Uga Gaadho...
DAAWO Warbixin laga diyaariyey Wiil Dhalinyaro ah oo Magaalada Hargeysa Kaga Shaqaysta Xayaysiinta Cayaaraha Maxalliga
DAAWO Warbixin laga diyaariyey Wiil Dhalinyaro ah oo Magaalada Hargeysa Kaga Shaqaysta Xayaysiinta Cayaaraha Maxalliga DAAWO Warbixin laga diyaariyey Wiil Dhalinyaro ah oo Magaalada Hargeysa Kaga Shaqaysta Xayaysiinta Cayaaraha Maxalliga
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

