Somaliland: Safiirka JSL ee dalka Kenya oo Kulan la Qaatay Arday & Jaaliyadda. [Muuqaal]
Nayroobi- SLpost- Amb Baashe Cawil Cumar, Safiirka JSL ee dalka Kenya ayaa kulan la yeeshay qaar ka mid ah Ardayda wax ka barta magaalada...
Somaliland-Sheekh Dirir: Maalin walba Wax Uskagaysan ma Horistaagi Karayne, aynu Shareecada Ilaahay isku Xukunkeeda Doorano.
“Ilaahay waxyigiisa inaynu raacnaa, maaha ikhtiyaari, waa waajib. “Nimankii sameeyey xeerkan waxay ku bilaabeen in xeerku waafaqsan yahay shareecada islaamka, mana waafaqsana, oo Ilaahay bay...
Isbeddellada Siyaasadeed ee Gobolka iyo Mowqifka Xukuumadda ee sii socoshada Wada-hadalladii Somaliland iyo Somalia
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, Dr Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay halka ay ku dambeeyeen wada-hadalladii...
Hargeysa: Culimada Salafiyiinta oo Bayaan ka soo saaray xeerka Kufsiga oo ay ceebihiisa soo bandhigeen
“Xeerkani xadkii sinada wuxuu ku beddalay xeer ciqaabeed kale oo laga soo dheegtay xeerarka ay samaysteen gaaladu…” – Bayaanka Culimada Hargeysa (SLpost)- Culimada Salafayiinta ee...
Somaliland: Golaha Wasiirrada Soo Saaray Qodobbo Ku Wajahan Faro-gelinta Soomaaliya iyo Xeerar la ansixiyey
Hargeysa (SLpost)- Kal-fadhigii 21-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayey Madaxweyne...
Somaliland: Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo Ballanqaaday Ku Dhaqanka Talooyin lagu Hagaajinayo Garsoorka dalka.
“Waxaan ballanqaadayna hay’ad Garsoor ahaan, inaan hirgelino, dhamaan arrimaha naloo soo jeediyey. Aduunka wax dhamaytiran ma jiro..” Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Prof Adan X Cali. Hargeysa-SLPost-...
Natiijada Kulan dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Guddoomiyeyaasha WADDANI iyo UCID
Hargeysa (SLpost)-Shir ballaadhan oo ay wada yeesheen xukuumadda Somaliland iyo axsaabta qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa la iskula gartay in wada-jir iyo iskuduubni looga wada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

