Guddiga Arrimaha Dibadda Golaha Wakiilada oo kulan la qaatay Wasiir Sacad Cali Shire iyo Qodobbo Xaasaasi ah oo laga wada haflay
Hargeysa (SLpost) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa maanta hortagay Guddi-hoosaadka Arrimaha Dibadda ee...
Xukuumada, Bahda Garsoorka & Ururada Bulshada oo Kulan ka Yeeshay sidii Bulshadu u Heli Lahayd Adeega Caddaaladda.
“Had iyo jeer waxaanu difaacnaa xuquuqda aadanaha iyo xorriyadda. Waxay aasaas u yihiin Nabadda, Xasilloonida, Horumarinta iyo Aqoonsiga..” Prof Adan X Cali-Gudoomiyaha Maxkamadda Sare. Hargeysa...
Somaliland: Wareejinta Maamulka Haamaha Keydka Shidaalka Berbera oo Is-afgarad laga gaadhay
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa kulan ballaadhan oo lagu lafo-guray sidii wada-jir iyo is-fahan loogu dhammayn lahaa wareejinta haamaha shidaalka Berbera la qaadatay...
HARGEYSA: Maxaabiis la guddoonsiiyey Abaal-marinno & Shahaadooyin iyo Waxa ay ku muteysteen
Hargeysa (SLpost)- Munaasibad ku qabsoontay gudaha Xabsiga Weyn ee magaalada Hargeysa, ayaa abaal-marinno iyo shahaadooyin lagu guddoonsiiyey qaar ka mid ah maxaabiista oo in...
Golaha Wakiillada oo u yeedhaya Wasiirka Maaliyadda oo ay ka biyo-diideen go’aan uu soo saaray
Hargeysa (SLpost)- Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa shaaciyey inay u yeedhayaan Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Yuusuf Maxamed Cabdi, isla markaana ay wax ka weydiin doonaan Lacag...
Yours Truly, Dahabshiil
There are periods in time that all the delight is yours. This does not come by accident, though. Such delights are the creation of...
Dugsiyada Nuuradiin Oo Tiradii Ugu Badnayd Ee Kaalmaha Ugu Horeeyay Ka Galay Tartankii Imtaxaanka Shahaadiga Ah ee Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Dugsiyada Nuradiin Oo Tiradii Ugu Badnayd Ee Kaalmaha Ugu Horeeyay Ka Galay Tartankii Imtaxaanka Shahaadiga ah ee Somaliland. Dugsiyada Nuuradiin, ayaa helay Todoba ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

