Yearly Archives: 2018

spot_imgspot_img

Wasiirka Horumarinta Beeraha oo hortagay Guddiga Joogtada ee WAKIILLADA iyo Arrimaha laga wada-hadlay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Md Axmed Muumin Seed oo at weheliyaan saraakiil ka tirsan wasaaraddiisa, ayaa maanta kula gaar ah oo...

Jidad ku yaala Hargeysa oo loogu magac-darayo Boqorka iyo Amiirrada Sucuudiga

Hargeysa (SLpost)- Maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa shaaca ka qaaday inay qorsheynayaan in saddex waddo oo ku yaala caasimadda loogu magac-daro...

Somaliland: Qaybo Ka Mid ah Jidka Isku Xidha Gobollada Togdheer Iyo Sanaag ee Dhismihiisu Dhamaaday oo xadhigga laga jaray

“Iminka wajigii labaad ayeynu wadnaa , waxaan rajaynayaa  wijiga labaad  40 KM iyo afartaa bilood ee inoo hadhay in uu ilahay inagu guulayan doono..”...

Guddoomiyihii hore ee Degmada Faraweyne oo xilka ku wareejiyey Madal Wax-qabadkiisa looga Markhaati-kacay

"Madaxweyne, waxaanu kaa codsanaynaa inaad guddoomiye Faysal noo dallacsiiso oo aad noo gaadhsiiso heer badhasaab, waayo wuxuu muujiyey..." Axmed XAashi Oday Hargeysa (SLpost)- Munaasibad ballaadhan...

“Shirkadaha Dahabshiil waxay noqon doonaan kuwa u horreeya ee fuliya sharci loo dejiyo lacagaha moobaylka la isugu diro sida Bangiga Adduunku soo jeediyey”...

Hargeysa (SLpost)- Maamulaha Guud ee Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale, ayaa sheegay in Shirkadaha Dahabshiil, eDahab iyo Somtel ay diyaar u yihiin fulinta...

Somaliland: Wasiirka Khaarajiga Dr Sacad oo Shaaciyey Go’aan Xukuumadu ka Qaadatay Madaxweynaha Soomaaliya.

Hargeysa-SLpost- Wasiirka Arrimaha Dibeda ayaa shaaca ka qaaday go'aanka xukuumada JSL ee la xidhiidha warar ku saabsan socdaal Madaxweynaha Soomaaliya Md Farmaajo qorshaynayey inuu...

Somaliland: Xisbiga UCID oo Xil U Magacaabay Siyaasi Ku Biiray.

Hargeysa- SLpost- Gudoomiyaha Xisbiga Caddaaladda & Daryeelka UCID, Eng Faysal Cali Waraabe ayaa shaaciyey inuu Salaad Shukri, Ilaahay u tukaday, markii uu xisbigooda ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img