Ethiopia: Nine arrested for Addis Ababa Explosion, injury number increased to 165
'African leaders including President Uhuru Kenyatta of Kenya, President of Somaliland Muse Bihi Abdi and President Mohamed Farmaajo of Somalia, also expressed their condolences.' Addis...
Maxay Tahay Xaqiiqada Dhabta ah ee Taala Magaalada Jigjiga, Xarunta Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia?
“Qormo Kooban Oo Aan kagaga Waramayo Wixii Aan Kala Kulmay”.Q-1aad W/Q:-Axmed Almis Waxaan Qalinka U Qaatay Inaan Sawir Kagaga Bixiyo Muuqaalkii aan ka Aaminsanaa Magaalada...
DAAWO Wacdarihii Barnaamijka Kasmaal iyo Hal-abuur JAWAAN oo Abaal-marin Qaali ah ku Guulaystay
Majaajilaystaha Caanka ah ee Ciise Cabdi Ismaaciil (Jawaan), ayaa ka qayb-galay Barnaamijka Kasmaal ee shirkadda SOMTEL oo habeen hore lagu qabtay magaalada Burco ee...
Xafiiska HCTV ee Gabiley oo Deeq Lacag ah Gaadhsiiyey Hooyo Danyar Ah oo Xannuunka KANSARKU haleelay Iyo 9 Carruur Ah Oo Ay Dhashay
Hargeysa (SLpost)- Xafiiska HCTV ee magaalada Gabiley ayaa Deeq Lacag ah Gaadhsiiyey Hooyo Danyar Ah oo Xannuunka Kansarku haleeley Iyo Sagaal Carruur Ah Oo Ay Dhashay oo...
DAAWO Soo-dhaweyntii EGLAND SHOW ee Hargeysa iyo Wacdarihii ay kala Kulantay
Suxufiyadda ku Caanka ah Barnaamijka Egland Show ee Ka baxa telefishanka RTN SOMALI TV ee magaalada Nairobi ayaa si Qurux badan loogu soo dhaweeyey...
Daawo Hor-dhaca Barnaamij Xiiso Badan oo Telefishanka BADDA CAS 24 TV Daawadayaashiisa ugu talo-galay Dabbaal-degga maalinta Ciidda
Daawo Hor-dhaca Barnaamij Xiiso Badan oo Telefishanka BADDA CAS TV Daawadayaashiisa ugu talo-galay Dabbaal-degga maalinta Ciidda iyo Fannaaniinta ugu Caansan magaalada Hargeysa oo si...
Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland oo xilalkii ka Qaaday Taliyeyaashii Sirdoonka iyo Nabad-sugidda iyo Sababaha loo aanaynayo
Garowe (SLpost)- Madaxweynaha maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas), ayaa wareegto uu soo saaray maanta xilalkii ay hayeen kaga qaaday Taliyeyaasha hay’adaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

