Monthly Archives: May, 2018

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo Wasiirro booqday Jiidda hore ee Ciidamada Qaranka, farriin cadna u diray Maamul-goboleedka Puntland

Laascaanood (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo ay wehelinayaan wefti isugu jira wasiirrada Gaashana-dhigga, Horumarinta Biyaha, iyo xildhibaanno, ayaa maanta booqday fadhiisimada...

Ciidamada Somaliland oo soo bandhigay Tikniko iyo Gaadiidka Gaashaaman ee laga furtay Ciidamadii Duullaanka soo qaaday ee Puntland

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Baarlamaanka, wasiiro iyo Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka ayaa gaadhay Jiidda hore ee Xuduudka u dhexeeya Somaliland iyo maamul-goboleedka Puntland oo...

Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland oo Si Wada-jir ah uga hadlay Dagaalka Tukaraq, Shacabkana Baaq u jeediyey

Hargeysa (SLpost)- Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland, ayaa si wada-jir ah uga hadlay dagaal maalintii shalay ku dhexmaray deegaanka Tukaraq Ciidamada Qaranka iyo Ciidamada...

DAAWO Bilicda Qaybta 2aad ee Sawirrada Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland: Cududdii Ciidamada kala duwan, Wacdarihii Shacabka iyo Muuqaalladii Layaabka abuuray

Munaasibado loogu dabaal-degayo sanad-guurada 27aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland xornimadeeda la soo noqotay ayaa ka socda guud ahaan Gobolada dalka iyo...

DAAWO Qaabkii Gobolka Gabiley looga Dabbaal-degay Xuska 27-guurada Maalinta Qaranimada Somaliland

Gabiley (SLpost)- Magaalada Gabiley ee Xarunta gobolkaas, waxa saaka si ballaadhan loogu soo baxay xuska munaasibadda 18-ka May, iyadoo qaybaha bulshada kala duwan, masuuliyiinta...

DAAWO Bilicda Sawirrada Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland: Cududdii Ciidamada kala duwan, Wacdarihii Shacabka iyo Loolanka Degmooyinka

Munaasibado loogu dabaal-degayo sanad-guurada 27aad ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland xornimadeeda la soo noqotay ayaa ka socda guud ahaan Gobolada dalka iyo...

Sidee Gobolka HAWD looga Xusay Dabbaal-degga Maalinta Qaranimada Somaliland?

Hargeysa (SLpost)- Magaalada Balligubadle ee xarunta Gobolka Hawd, ayaa saaka si ballaadhan looga xusay munaasibadda maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May oo maanta laga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img