HomeDowladda Itoobiya oo Horjoogsatay Gurmad Ciidan oo Kismaayo looga soo diray Maamul-goboleedka Puntland.

Dowladda Itoobiya oo Horjoogsatay Gurmad Ciidan oo Kismaayo looga soo diray Maamul-goboleedka Puntland.

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 Kismaayo (SLpost)-  Xukuumada Itoobiya ayaa la xaqiijiyey inay hor-istaagtay ciidamo gurmad ah oo Madaxweynaha Maamul-goboleedka Jubaland Axmed madoobe u qorsheeyey inay tagaan Puntland, Arbacadii 17 May.

Sida ilo sirdoon lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen weriye Maxamuud Walaaleeye, Ciidan tiradooda gaadhayso shan boqol oo askari oo Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), gurmad ahaan ugu tallogalay inay ku biiraan maleeshiyaadka Maamulka Puntland u diyaarsanayo inay weeraro dheeraad ah ku soo qaadaan Jamhuuriyada Somaliland ayey is-hortaagtay xukuumada Itoobiya.

puntland_jubalandCiidanka oo qorshahoodu ahaa inay xuduudka Itoobiya soo dhexmaraan, si ay u soo gaadhaan deegaanada Puntland ayaa baaqday, ka dib markii amar ka soo baxay xukuumada Federaalka Itoobiya lagaga hor-istaagay inay dhexmaraan dalka Itoobiya.

Dhinaca kale,jiritaanka  xogaha warkan ayey sidoo kale  xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan xukuumada Itoobiya.

Qorshaha ciidamada Gurmadka ee hogaamiyaha maamulka Jubaland u qorsheeyey inuu u diro Puntland ee dhicisoobay, oo dhinaca kale sii xoojinaya tuhunadii laga  qabay in Madaxweynaha Soomaaliya Mr. Maxamed Cabdillahi Farmaajo dabada ka riixayo daandaansiga weerarada Puntland ee Somaliland ayaa ku soo beegmaya xilli hogaamiyaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) doraad iclaamiyey dagaal hor-leh oo ay ku soo qaadaan Jamhuuriyada Somaliland, wallow guuldaro balaadhan kala kulmeen weerar 15May ku soo qaadeen ciidamada Qaranka JSL ee jooga deegaanka Tuke-raq.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories