Madaxweynaha oo Digreeto ku dhaqan-geliyey Odoroska Miisaaniyad-sannadeedka 2018
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo sumaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-078/42018 ku dhaqangeliyey, Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2018-ka. Waxaanay...
SOMALILAND: Dhalinyaro lagu Afduubay Puntland oo ka warramay Qaabkii loo Afduubay iyo Sida lagu soo daayay
Dhalinyaro u dhalatay Somaliland oo dhawaan lagu Afduubay maamul-goboleedka Soomaaliya ee Puntland ayaa ka warramay Qaabkii loo Afduubay iyo Sida lagu soo daayay. https://youtu.be/lBvRJARw68I
Arjiyada Barnaamijka Maalgelinta Ganacsiga ee Innovate Venture oo bilowday iyo Wakaxyaabaha ku cusub sannadkan
Hargeysa (SLpost)- Innovate Venture oo ah barnaamij lagu taageero Fekerrada Ganacsi ee bilowga ah ee ay hindisaan dhalinyarada Dhalinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan Somaliland, ayaa...
Madaxweyne Muse Biixi oo Digreeto ku Asteeyey Xuska Maalinta DHIRTA Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo sumaddeedu tahayJSL/XM/WM/222-79/42018 ku asteeyey in Maalinta Dhirta 15ka bisha Afraad (April) ay ahaato...
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Xildhibaan Ibraahim Kacaan
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay aas qaran oo maanta loo sameeyey marxuum xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe (Ibraahim Kacaan) oo...
Muqdisho: Warar Dheeraad ah oo laga helay Diyaarad Lacag Malaayiin Dollar ah sidday oo la Qabtay iyo Cidda ay u socotay
Muqdisho (SLpost)- Hawl-wadeennada madaarka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay lacag Malaayiin Dollar ah oo ay siteen dibloomasiyiin u dhashay dalka Imaaraadka...
Madaxweyne Muuse oo magacaabay Guddiga heer Qaran ee qaban qaabada xuska 18ka May
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu Maanta wareegto madaxweyne oo sumadeedu tahayJSL/XM/G/083-076/042018 ku Magacaabay Guddida Agaasinka iyo Qaban-qaabadda Xuska 18 May. Waxaanay u dhignayd...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

