Monthly Archives: April, 2018

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Dhallinyaro Hal-abuur Cusub Ikhtiraacay 

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay  14 (Afar iyo toban) dhalinyaro reer Somaliland ah oo wiilal iyo gabdho...

Tirada Dagaalyahanno Al-Shabaab ka tirsan oo lagu Dilay Duqeyni lala beegsaday iyo Maraykanka oo ka hadlay

Djibouti (SLpost)- Taliska Hawl-galka ciidamada Mareykanka qaaradda Africa ee  marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaano AFRICOM, ayaa sheegay inay dagaal-yahanno ka tirsan Kooxda Al-Shabaab...

DAAWO Waraysi Xogo badan Iftiimiyey oo uu bixiyey Murashaxii Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga UCID

Hargeysa (SLpost)- Musharraxii u tartamay jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID doorashadii Madaxtooyada Somaliland ka dhacday 13-kii November 2017-kii Prof: Axmed Cabdi Muuse...

DR ABIY AHMED oo loo dhaariyey Xilka Ra’iisal-wasaaraha Ethiopia + Warbixin ka hadlaysa taariikh-nololeedkiisa iyo Saamaynta Doorashadiisa ee Soomaalida iyo Mandaqadda

Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa ra'iisulwasaare u doortay Abiy Axmed, waxaana isla markiiba loo dhaariyay xilka. Ra'iisulwasaaraha cusub oo khudbad ka horjeediyay xildhibaannada ayaa qiray in...

Madaxweynaha Somaliland oo Dhambaal Hambalyo iyo Duco isugu jirta u diray Ra’iisal-wasaaraha Cusub ee Ethiopia

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray reysal-wasaaraha Cusub ee dalka Ethiopia, Dr Abiy Ahmed oo maanta...

Golaha Wakiillada Somaliland oo Bayaan Ka soo Saaray Faro-gelinta Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada, ayaa maanta qaraar ka soo saaray faro-gelinta ay Dowladda Somalia ku hayso Arrimaha Somaliland iyo ficillada ay ku hayso dedaallada...

DAAWO: Jewi sidee ah ayuu Ahaa Soo-dhaweyntii Maanta ee Fannaaniinta Hodan Abdirahman iyo Yurub Geenyo?

Fannaaniinta Hodan Cabdiraxmaan iyo Yurub Geenyo ayaa saaka si heersare loogu soo dhaweeyey Garoonka Diyaardaha ee magaalada Hargeysa. Guddoomiyihi hore ee Kooxda Xiddigaha Geeska Xasan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img