Monthly Archives: March, 2018

spot_imgspot_img

Warbixin ku Saabsan Khilaafka Guddiga Doorashooyinka Somaliland ee Waddani iyo Xukuumadda – Diyaarintii by Cabdifataax Mursal

Warbixin ku Saabsan Khilaafka Guddiga Doorashooyinka Somaliland ee Waddani iyo Xukuumadda - Diyaarintii by Cabdifataax Mursal https://youtu.be/X7nyha-S4y0

AKHRISO: Nuxurka Khudbad Qodobbo Xaasaasi ah Xambaarsan oo Madaxweyne Muuse Biixi ka Jeediyey Fadhi ay isuga yimaaddeen Laba Aqal Baarlamaan (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta hortagay isla markaana khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey Fadhi aan caadi ahayn oo...

Shirkadda Korontada Ee SOMPOWER Oo Bulshada Usoo Bandhigtay Maraaxilkii Ay Soo Martay Shirkadu Iyo Caqabadaha Ka Haysta Laydh Fidinta

Hargeysa (SLpost) – Shirkada Sompower Oo Ay Ku bahoobeen Tiro dhan 34 Shirkadood Oo yar yar oo Dalka Si gaar gaar ah ugu Shidi...

Ujeeddada Socdaal uu Hargeysa ku yimi Ninka labaad ee Ugu sarreeya Xidhiidhka Kubadda Cagta Africa

Ujeeddada Socdaal uu Hargeysa ku yimi Ninka labaad ee Ugu sarreeya Xidhiidhka Kubadda Cagta Africa Ujeeddada Socdaal uu Hargeysa ku yimi Ninka labaad ee Ugu sarreeya Xidhiidhka Kubadda Cagta Africa Ujeeddada Socdaal uu Hargeysa ku yimi Ninka labaad ee Ugu sarreeya Xidhiidhka Kubadda Cagta Africa

HARGEYSA: Shirkadaha Bixiya qaybo ka mid ah adeegga Korontada Caasimadda oo cabasho ka muujiyey Xeer ay Wadaan Golaha Wakiillada Somaliland

Hargeysa (SLpost) - Shirkadaha Bixiya adeegga Korontada qaybo ka mid ah magaalada Hargeysa,  ayaa cabasho ka muujiyey Xeer ay dabada ka riixayaan Guddiga Dhaqaalaha...

Golaha Wasiirrada oo Dood iyo Falan Qayn Ka Yeeshay Miisaaniyadda 2018 oo todobaadka dambe la ansixinayo

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa shirkooda todobaadlaha ee maanta dood adag kaga yeeshay odoroska Miisaaniyadda Qaranka ee 2018-ka oo lagu wado in Goluhu...

Xisbiga UCID oo ka soo horjeestay Go’aan WADDANI ku dalbaday in la kala diro Guddiga Doorashooyinka

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa ka soo horjeestay isla markaana ganafka ku dhuftay go'aan Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ku shaaciyey...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img