Beerlay iskaa-wax-u-qabso ku hawlan oo tabaya doorkii Wasaaradaha Beeraha iyo Kheyraadka Biyaha, baaqna u diray Xukuumadda (Warbixin)
Beerlay iskaa-wax-u-qabso ku hawlan oo tabaya doorkii Wasaaradaha Beeraha iyo Kheyraadka Biyaha, baaqna u diray Xukuumadda (Daawo Warbixin laga diyaariyey) https://youtu.be/bgk8COJvm_0
Dowladda Ingiriiska oo Somaliland ugu Yaboohday Deeq dhan $25 Milyan iyo faahfaahinta Kulankii maanta
Faahfaahinta kulan ballaadhan dhexmaray Dowladaha Somaliland iyo Ingiriiska Hargeysa-(SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka dalka Ingiriiska u...
Nuxurka Qodobbo layskula qaatay kulan ay isku hor-fadhiisteen Madaxweynaha iyo Labada Guddoomiye Mucaarad ee Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah xafiiskiisa kula qaatay Guddoomiyeyaasha labada xisbi mucaarid ee WADDANI iyo...
Ujeeddada kulan madaxtooyada ku dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Guddiga Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka subaxnimadii hore xafiiskiisa ku qaabiley xubnaha Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland. Kulankan madaxweynaha...
Af-hayeenka Cusub Ee Madaxweynaha Somaliland Oo Xilkii Si Rasmi Ah Ula Wareegay Af-hayeenkii Hore
Hargeysa (SLpost) Af-hayeenka cusub ee madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamuud Warsame Jaamac, ayaa si rasmi ah xilkii ugala wareegay af-hayeenkii hore ee madaxtooyada, Mudane...
Maxaa kala Qabsaday Maayar Soltelco iyo Xoghayihii Hore ee Dowladda Hoose oo QAAWANI ku kala Calaf-qaaday? (Daawo Muuqaal)
Hargeysa (SLpost)- Xoghayihii hore ee Dowladda Hoose ee magaalada Hargeysa Cali Xasan Cawaale, ayaa maanta xilkii ku wareejiyey Xoghaye Cusub oo Wasaaradda arrimaha Guduhu...
Somaliland: Shirkadaha Waddaniga ah ee Beedka oo ka gil-gishay eedaymo loo jeediyey, shacabkana baaq u diray
Hargeysa (SLpost)Cabdillaahi Cabdi Jaamac oo ah Mulkiilaha Shirkadda Cabdi Jaamac Poultry Furm oo ka tirsan Saamileyda ama Iskaashatada Shirkadda Beedka Digaagga Somaliland ee SOM...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

