HomeMaxaa kala Qabsaday Maayar Soltelco iyo Xoghayihii Hore ee Dowladda Hoose oo...

Maxaa kala Qabsaday Maayar Soltelco iyo Xoghayihii Hore ee Dowladda Hoose oo QAAWANI ku kala Calaf-qaaday? (Daawo Muuqaal)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xoghayihii hore ee Dowladda Hoose ee magaalada Hargeysa Cali Xasan Cawaale, ayaa maanta xilkii ku wareejiyey Xoghaye Cusub oo Wasaaradda arrimaha Guduhu u soo magacowday, kaddib markii xilkaas looga qaaday Isku-dhacyo iyo khilaafaad dhexmaray Maayarka magaalada Hargeysa.

MAAYARKA XOGHAYAHaddaba, munaasibaddii xil-wareejinta ee maanta, waxa uu masuulkani ku soo bandhigay musuq-maasuq iyo wax-is-dabamarin uu sheegay inay regaadisay Dowladda Hoose ee Hargeysa, isagoo halkaas kaga dooday in Maayarka Caasimaddu uu dano-gaar ah uga faa’idaystay Hantidii ay lahayd Dowladda Hoose, isagoo sidoo kale eedaymo qaawan dusha uga tuuray Maayarka.

Sidoo kale, Maayarka Caasimadda Cabdiraxmaan Soltelco oo isaguna ka-daba-hadlay Xoghayihii hore  ayaa isaguna iska difaacay eedaymahaas isagoo si qaawan u weeraray shaqsiyaddiisa iyo wax-qabadkii uu sameeyey muddadii uu joogay maamulka Dowladda Hoose.

HADDABA MUUQAALKAN HOOSE KAGA BOGO SI AY ISU WEERAREEN LABADA MASUUL OO HADAL-QAAWANI KU KALA CALAF-QAADAY

https://www.youtube.com/watch?v=oBItio0EWGw&feature=youtu.be

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories