Monthly Archives: February, 2018

spot_imgspot_img

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Guushii Doorashada kaddib markii u horeysay Soo Siyaartay Xarunta Guud Ee Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane  Muuse Biixi Cabdi, ayaa socdaal gaaban oo booqasho ah ku tegay maanta xarunta guud ee...

LAASCAANOOD: Marxuum Garaad Cali Buraale oo Aas Qaran loogu sameeyey iyo Weedhaha Masuuliyiin ka Qayb-gashay

Laascaanood (SLpost)- Allah ha u naxariistee waxa maanta magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool Aas Qaran loogu sameeyey Marxuum Garaad Cali Buraale Xasan oo...

SOMALILAND: Dhaq-dhaqaaqa Gaadiidka Dowladda oo markii u horeysay lagula soconayo Barnaamij Casri ah oo maanta la daah-furay

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ku hawlan Qorshe lagu diiwaangelinayo dhammaan gaadiidka Dowladda, taas oo sahlaysa in si fudud loola socon karo dhaq-dhaqaaqooda, iyadoo...

Siyaasi ka tirsan Xisbiga Kulmiye oo Aafada Sicir-bararka u Nisbeeyey QAADKA iyo Sababaha uu u daliishaday

Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Nuur X Xuseen Cumar Xaashi oo ka tirsan Xisbiga talada dalka Haya ee Kulmiye, ayaa ka hadlay dhibaatooyinka Maandooriyaha Qaadku ku...

Xukuumaddu Waa Inay Dib-U-Hawgeliso Guddiga Ka-Soo-Kabashada Abaaraha oo Dhaqaale Gacanta Ku Hayey – BY Maxamuud Cali Walaaleeye

Guddiga Ka Soo Kabashada Abaaraha oo la dhisay badhtamahii sannadkii dhamaaday ayaa loo xilsaaray inay isku-dubaridaan qaababkii loo taakulayn lahaa dadkii ku tabaaloobay abaarahii...

Nuxurka Kulan Dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi iyo Labada Guddoomiye Mucaarad ( VIDEO + CLIPS )

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo Axad ah kulan gaar ah xarunta qasriga madaxtooyada kula yeeshay Gudoomiyeyaasha labada...

Madaxtooyada Somaliland oo lagu daah-furay Barnaamij Casri ah oo lagu Diiwaangeliyo Gaadiidka Dowladda iyo Qorshaha ka dambeeya (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa daah-furay Barnaamij lagu tiro koobayo gaadiidka dawladdu leedahay (GT) ee ka hawlgala xarumaha kala...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img