Monthly Archives: February, 2018

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland oo masuuliyiin cusub xilal u magacaabay

Hargeysa (SLPost) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/XM/WM/222-44/022018, uu ku magacaabay todoba masuul....

President Bihi Pledges Free Learning Materials for Students at Public Schools

Following the commemoration of Somaliland Youth Day, the incumbent president of the Republic of Somaliland H.E. Muse Bihi Abdi addressed the nation in a...

Somaliland oo Dowladda Jarmalka ka dalbatay inay soo faro-geliso Wada-hadallada Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo safiirka waddanka Jarmalka u qaabilsan dalalka...

Madaxweyne Muuse Biixi oo markii u horeysay la kulmay Maamulaha guud ee Shirkadda DP World iyo Nuxurka Arrimo Laga Wada Hadlay

  Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socday shirkada DP World oo uu hoggaaminayey...

Nuxurka Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Uu Madaxweyne Muuse Biixi Ka Jeediyey Xuska 36-guurada kasoo Wareegtay Maalinta Dhallinyarada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xus ballaadhan oo loo sameeyey 36-guurada kasoo wareegtay maalinta dhallinyarada Somaliland ee...

Faahfaahinta Kulan laba Geesood ah oo Hargeysa ku dhexmaray Dowladaha Somaliland iyo Masar

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu saaka xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Masar u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya oo...

Ujeeddada Saddex Xeer oo Guddiga Sare ee Cadaaladda Somaliland u soo bandhigeen Madaxweyne Muuse Biixi iyo faahfaahinta Kulan dhexmaray 

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan muhiima la qaatay  hoggaanka maxkamadda sare iyo xubno kamid ah bahda garsoorka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img