HomeMadaxweyne Muuse Biixi oo markii u horeysay la kulmay Maamulaha guud ee Shirkadda...

Madaxweyne Muuse Biixi oo markii u horeysay la kulmay Maamulaha guud ee Shirkadda DP World iyo Nuxurka Arrimo Laga Wada Hadlay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

dpworld_somaliland (4)Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socday shirkada DP World oo uu hoggaaminayey maamulaha guud ee dekedaha ay xukunto DP World, Mr. Sultan Ahmad Sultan Bin Sulayem oo maanta booqasho ku yimid Somaliland.

dpworld_somaliland (3)Waxaana kulankaasi lagaga wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin dhismaha iyo balaadhinta dekeda Berbera iyo Qorshaha Suuqa xorta ah (Free Zone), waxa kale oo laga wada hadlay sidii dhalinyarada reer Somaliland loogu furi lahaa suuqa ganacsiga ee imaaraadka si ay ugu shaqo tagaan halkaasi, waxa kale oo iyana lagu soo qaaday xaalada abaaraha gobolada dalka ka jirta sidii ay gacan uga geysan lahayd DP World iyo arrimo badan oo ay ugu horayso in dhakhso loo hirgeliyo dhammaan mashaariicda horumarineed ee ay Somaliland iyo DP World ku heshiiyeen, waxaanu madaxweynuhu fariin baaqa u diray imaaraadka carabtu inay dhinacooda gacan ka geystaan xaalada abaarta ee ku soo noq-noqotay Somaliland.

dpworld_somaliland (2)Waxaana Madaxweynaha kulanka ku wehelinaayey wasiirada wasaaraddaha, Arrimaha Dibeda, horumarinta Maaliyada, horumarinta Maalgashiga, horumarinta qorshaynta qaranka, maareeyaha dekeda berbera iyo safiirka Somaliland u fadhiya Imaaraadka carabta.

dpworld_somaliland (1)Markii kulanka laga soo baxayna waxa faah-faahin ka bixiyey wasiirka arrimaha dibeda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire iyo Maamulaha Shirkada DP World, Sultan Axmed Bin Sulayem.

https://youtu.be/rEXpXQEGzUw

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories