Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Shillinkii Mee? – W/Q: Hibo Ciise

Waxa cirka isku sii shareeraya sarifka $ marka lagu badalayo S/land shilling halka uu wadankiina kasii guurayo gabi ahaanba lacagtiisii oo afkii US Dollar...

Ujeeddada Socdaal ay Dalka Kenya ugu baxeen Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha KULMIYE

Hargeysa (SLpost) – Guddoomiyaha xisbal-xaakimka haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu...

2016-2017: Gu’yaalkii Beer-caddaadka Mise Biyo-ballaadhinta Hargeysa?. W/Q Siciid Maxamuud Gahayr

Gurigayagu waxa uu hal iyo badh kiiloo mitir dhanka bari ka xigaa faras-magaalaha Hargeysa. Weligay ma raacin gaadiidka dadweynaha (baska) waayo marka aan laamida...

Maxaa U Dhaxeeya Baggiyada Islaamiga ah Iyo Banggiyada Ganacisga (Ribawiga ah)

Waa maxay Banggi Dul-saar leh (Ribo)Conventional Banks? Waa maxay Banggi islaamiya? Maxa u dhexeeya Baggi Islaamiya iyo Baggi Ribawi ah? BanggigaRibada ah (Baggiyadda Ganacsigga) ma kadaloob dhaqaaluu...

Cabdiweli Gaas Muxuu Ka Yidhi In Imaraadku Saldhig Millatary Ka Samaysanayo Boosaaso

(SL.Post) Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa  beeniyay in Imaaraadka Carrabta uu saldhig millatary ka dhisanaayo Magaaladda Bosaaso. “Dowladda Imaaraadka waxa ay naga...

Xisbiga UCID Oo Soo Dhaweeyay Walaacii Beesha Caalamku Ka Muujisay Dib U Dhaca Doorashada

(SL.Post) Ku Xigeeka Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax), ayaa si adag dhaliilay Xukuumadda Somaliland, waxaanu sheegay in...

Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere Oo Ka Hadlay Xeerka Baananka Ganacsiga Ee Golaha Wakiillada Hor-yaala

(SL.Post) Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan-Dheere) oo ka mid ah mudanayaasha Golaha WLakiilada Somaliland,  ayaa uu sheegay in aanu isagu garanayn sabab loo hor-istaago...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img