Guddoomiyaha KULMIYE iyo Weftigiisa oo Kulamo la Qaatay Safiirka Jarmalka ee Nairobi iyo Hay’ado kala Duwan
Nairobi (SLpost)- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka haya talada Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee...
Xafiisyadii KULMIYE ee Woqooyiga Ameerika oo la xidhay, Hoggaanka Sare oo ka indha-saabtay Khilaafka jira iyo Is-casilaadda masuuliyiinta oo sii Tusbax furtay noqotay
Denver (SLpost)- Waxa gebi ahaanba albaabada loo laabay inta badan xafiisyadii uu Xisbiga Kulmiye ku lahaa Woqooyiga Ameerika, gaar ahaan labada dal ee Maraykanka...
DAAWO:-Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Dalka UK
DAAWO:-Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Si Ballaadhan Looggu Soo Dhaweeyey Dalka UK DAAWO:-Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Si Ballaadhan Looggu Soo Dhaweeyey Dalka UK DAAWO:-Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Si Ballaadhan Looggu Soo Dhaweeyey Dalka UK
Weftiga Guddoomiyaha KULMIYE oo Kulan la Yeeshay Safiiradda Maraykanka iyo Midowga Yurub ee Nairobi
Nairobi (SLpost)- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka haya talada Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo...
Iscasilaadda Masuuliyiinta KULMIYE ee Laanta Maraykanka oo sii kordhaysa iyo Guddoomiyhii gobollada Galbeedka oo shaqada ka tagay
LOS ANGELES (SLpost)- Iyadoo maalmihii u dambeeyey ay soo kordhayeen tirada Masuuliyiin xilal kala duwan ka haysay hoggaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye u qaabilsan...
Xukuumadda oo ka hadashay Maxbuus ku geeriyooday xabsiga MANDHEERA iyo Xadhigga Weriye COLDOON
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Axmed Faarax Cadarre, ayaa ka hadlay maxbuus dhawaan ku geeriyooday Xabsiga Mandheera oo ku yaala deegaan Mandheera oo...
Akhlaaqda iyo burburka umadaha (1) – Muhiimada akhlaaqada (DAAWO) by Said Ali Ahmed
Akhlaaqdu waa lama nooc, akhlaaq qofka ku khaas ah iyo akhlaaq wadareed ay umadu wadaagto. Burburka umad ku dhacaa waxa marar badan sabab u...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

