Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Xukuumadda Somaliland Oo Joojisay Mucaawinadii Somalia Iyo Wariye Col-doon Oo Cafis Madaxweyne Lagu Sii Daayay

(SL.Post) Wasiiska Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid  (Cadaani), oo warbaahinta goor-dhaweyd la hadlay ayaa sheegay in kulan ay yeesheen Golaha Wasiirrada Somaliland lagu go'aamiyay...

Qaramada Midoobay Oo Sheegtay Inaanay Wada-hadalada Somalilad Iyo Somalia Furmayn, Ilaa Ay Qabsoonto Doorashada Madaxtooyada Somaliland

(SL.Post) Qaramada Midoobay ayaa aaminsan inaanay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya furmi karin, ilaa ay doorashada Somaliland ee madaxtooyadu qabsoonto bisha November ee sannadkan,...

Faysal Cali Waraabe Oo Dilaaliin Ku Tilmaamay Dad Ku Biiray Xisbiga KULMIYE

(SL.Post) Guddoomiyaha iyo murashaxa xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa tilmaamay inuu yahay murashaxa ku haboon ee dalka ka saari kara marxalada uu...

Shirkadda Dahabshiil Group oo Lacag Ku Wareejisay Gudiga Gurmadka Caafimaadba Buuhoodle

Buuhoodle (SLpost)-Shirkadda Dahabshiil Group,ayaa deeq lacageed ku wareejisay gudiga gurmadka caafimaadka gobolka Buuhoodle,lacagtaas oo shirkadda Dhabshil Group ay kaga qayb qaadanaysay samato bixinta dadka...

Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha Oo Ka Wabixiyay Qaadhaanka Loo Ururiyay Dadkii Abaarta Ku Caydhoobay

(SL.Post) Guddida ka soo kabashada Abaaraha oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa ka warbixiyay xadiga qadhaanka laga soo ururiyay bulshada xuskii 18 MAY...

Halkan Ka Akhriso Tirada Dadka Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Magaalada Manchester Ee Dalka Ingiriiska

(SL.Post) -Sagaal iyo toban qof ayaa ku dhimatay 50 kalana way ku dhaawacantay weerar la rumeysan yahay inuu ahaa mid aragagixiso oo ka dhacy...

“Madaxweyne; Wasiirka Hawlaha Guud Taariikhdii Aad Wadada Ceerigabo Ka Heli Lahayd Wuu Masaxay”

(SL.Post) Muuse Yuusuf Raabi  oo ah xoghayaha qorshaynta  xisbiga mucaaradka ah ee Waddani,ayaa madaxweyne Siilaanyo u soo jeediyay inuu badbaadiyo wadada Ceerigoobo oo uu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img