Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Hadlay Socdaalka Uu Hargeysa Ku Joogo

(SL.Post) Hoggaamiyaha  Khaatumo Prof:  Cali Khaliif Galaydh, ayaa ka hadlay sababta uu wakhtigan u yimi Hargeysa, halka ay marayaan wada hadaladii Somaliland iyo kooxda...

Gabadh Dhalinyaro Ah Oo Soo Bandhigtay Nabarro Ay Qoyskeedu Ugu Geysteen Wiil Gabooye Ah Oo Ay Calmatay

(SL.Post) Rooda Mukhtaar Yuusuf oo ah gabadh dhallinyaro ah oo reer Hargeysa ah kana soo jeeda Beelaha Isaaq, ayaa sheegtay in qoyskoodu gaadhsiiyeen nabaro...

Daawo Laascanod Wasiirka Arimaha Gudaha Sland Oo Kahadley Sababtay U xidhxidheen Odayasha Beelaha Colaadu Ku Dhexmartay Konfurta Sool

Daawo Laascanod Wasiirka Arimaha Gudaha Sland Oo Kahadley Sababtay U xidhxidheen Odayasha Beelaha Colaadu Ku Dhexmartay Konfurta Sool https://www.youtube.com/watch?v=6efI4Z90Psc&feature=youtu.be

Xisbiga KULMIYE Xafiisyo Cusub ka Furtay Degmooyinka Gacan-libaax iyo Axmed Macallin Haaruun ee Bariga Hargeysa

Guddoomiyaha KULMIYE oo caddeeyey in xisbigu diyaar u yahay doorasho xalaal ah Hargeysa (SLpost)- Xisbal-xaakimka haya talada Somaliland ee KULMIYE, ayaa xafiisyo cusub ka furtay...

Guddida 18-May Iyo Taakulada Abaaraha Oo Maanta Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Hay’adaha Caalamiga ah ee ka Hawlgala Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Kulan balaadhan oo saddex geesood ah oo maanta ka qabsoomay qasriga madaxtooyada oo ay isugu yimaadeen hay’addaha caalamiga ah, Guddida 18-May iyo...

Ujeeddada Kulan Madaxtooyada ku dhexmaray Wasiirro iyo ururka Saxaafadda Somaliland + natiijada ka soo baxday

Hargeysa(SLpost) - Xubno Ka Mida Xukuumadda Somaliland Iyo Ururka Saxaafadda Ee SOLJA, ayaa maanta kulan ku yeeshay Qasriga Madaxtooyada, waxaanu kulankaasi Gogol-xaadh u yahay...

Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo Xukunno ku ridday Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga WADDANI

Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo Xukunno ku ridday Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga WADDANI Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo Xukunno ku ridday Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga WADDANI

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img