Madaxweyne Siilaanyo oo Isku-shaandheyn aan Buurneyn ku sameeyey Masuuliyiin ka tirsan Xukuumaddiisa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa isku-beddel ku saameeyey masuuliyiin ka tirsan Xukuumaddiisa, kuwaas oo kala ah Agaasimayaashii Guud...
DAN-JIRE Baashe Cawil oo ka hadlay ujeedada socdaalka Madaxweynaha ee Imaaraadka & Baadhitaano Hay’adaha amaanku ku wadaan TARTAME Ismaacil Cumar Madar
Hargeysa (SLpost)- Safiir Baashe Cawil Cumar ayaa shaaca ka qaaday in Madaxweynaha JSL socdaal gaar ah ku tegi doono dalka Imaaradaha Carabta, qaadan doona...
Maxkamadda Degmada Hargeysa oo Xukunno ku Ridday Wiilal iyo Gabdho Xaaraan lagu soo qabtay bisha Barakaysan ee Ramadan
Hargesa (SLpost)- Maxkamadda degmada Hargeysa, ayaa xukunno ku ridday Dhalinyaro iyo gaadiid lagu soo qabtay iyaga oo bisha Barakaysan ee Ramadan Xaaraan ku cunaya...
Sababta keentay Tobaneeyo Saraakiil ka tirsan Dab-Demiska Hargeysa oo Dhaawacyo soo gaadheen (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Tobaneeyo Saraakiil ka tirsan ciidanka dabdemiska oo lagu dhaawacay iyagoo gurmad dab ku jira xaafada Isteed Hawska ee Galbeedka Hargeysa oo...
La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Bariga oo Hargeysa kula kulmay Madaxweynaha Khaatumo iyo Xubnaha uga qayb-galaya wada-xaajoodka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Bariga Cabdinaasir Garaad Abshir, ayaa magaalada Hargeysa kula kulmay madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galeydh oo caasimadda u...
Tirada Guryo ku Shuf-beelay Xaafado Hargeysa ka tirsan iyo Ciidanka Dab-demista oo Gurmad baaxad leh ka galay
Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Dab-demiska Qaranka Gaar ahaan Ciidanka Dab-demiska Magaalada Hargeysa ayaa subaxnimadii hore ee saaka u baxay Dab weyn oo kacay degmada Ibraahim...
TOG-WAJAALE: Magaalo Dadka Dhinta iyo Qashinka meel lagu Wada-aaso iyo Qabyada Hawl-qabadka Dawladda Hoose
TOG-WAJAALE: Magaalo Dadka Dhinta iyo Qashinka meel lagu Wada-aaso iyo Qabyada ka muuqata Hawl-qabadka ay bulshada ugu xil-saaran tahay Dawladda Hoose ee magaaladaasi. HOOS KA...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

