Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Warbixinta Muwaaddin Sannad iyo Sagaal Bilood Xukun La’aan Ugu Xidhan C.I.Dda Hargeysa

Mukhtaar Sheekh Xuseen Cali waa nin reer Somaliland ah kana soo jeeda Sanaag/Ceel-afweyn, hayb ahaanna waa nin Habar Yoonis/Sacad Yoonis ah. Waxa uu sannad...

Madaxtooyada Oo kulan Afur ah ku qaabishay Arday Iyo Macalimiin Ka Socday Lix Jaamacadood Oo daraasad ku sameeyey aafooyinka Sicir-bararka iyo Abaaraha

Hargeysa(SLpost)- Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa munaasibad afur ah ku marti qaaday arday iyo macalimiin ka socday lix jaamacadood iyo xubno...

BALLI-DHIIG: Xisbiga Kulmiye Oo furay Tartankii Ugu Horeeyey Ee Loo Qabto Degmooyinka Hoos Yimaada Gobolka Togdheer

Balidhiig (SLpost)- Xisbiga Kulmiye Ayaa Tartan Kubada Cagta Ah Degmada  Bali Dhiig Uga Furay Lix Degmo Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer. Tartankan Oo Ahaa Kii...

WorldRemit launches with Android Pay to offer mobile-to-mobile transfers to the world’s unbanked (PRESS RELEASE)

The integration will enable Android Pay users to send money +112 million mobile money accounts accessible via WorldRemit LONDON (SLpost) - WorldRemit, the leading digital...

La-taliyaha Madaxweynaha ee Gobollada Bari oo Siyaasiyiinta Gobollada Bari ugu baaqay inay taageeraan Geeddi-socodka wada-hadallada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo

Hargeysa (SLpost)- Lataliyaha Madaxwaynaha Somaliland Ee Gobolada Bariga Abdinasir Garaad Abshir ayaa Ugu Baaqay Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolada Bari, gaar ahaan Sool iyo...

Hoggaamiyaha WADDANI oo Caawa Kulan Afureed Looggu Magac Daray FOORAHA GUUSHA WADDANI u Sameeyey Dhallinayarada Xilalka Kala Duwan Ka Haysa Xisbigaasi

Hargeysa (SLpost)- Kulan afur ah oo loogu magac daray Fooraha Guusha WADDANI isla mar ahaantaana hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Xirsi Cali Xaaji...

Ganacsade Maxamed Yuusuf Cali Guray Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyey Dadka Abaartu Saamaysay Ee Degaannada Buuhoodle

Buuhoodle (SLpost)- Waxaa shalay si habsami leh ugga bilaabmay degaanka Gocondhaale ee degmada Buuhoodle oo ka tirsan gobolka Cayn. Deeq raashin ah  loo Ganacsade...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img