Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Ka Hadlay Hawgal ay ka Sameeyeen gumaadka lagu hayo Deegaanka
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa faahfaahin ka bixiyey hawl-gallo ay ciidamada ammaanka iyo laamaha garsoorku ka sameeyeen...
Xisbiga Waddani Oo Eedo U Jeediyey Xisbiga Kulmiye Oo Olole Ka Bilaabay Gobolada Galbeedka Somaliland
Hargeysa (SLpost) – Afhayeenka xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa cambaareeyey olole aan wakhtigiisa aan la gaadhin oo xisbiga Kulmiye uu...
Madaxweyne ku-xigeenka oo xadhigga ka jaray Wershada Samaysa Taangiyada Biyaha oo Hargeysa laga hirgeliyey
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylci) ayaa Maanta xadhigga ka jaray wershad cusub oo samaynaysa Taangiyada biyaha ee Gamuur...
Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo si Ballaadhan loogu soo Dhaweeyey Degmada Faro-weyne iyo Deegaanno Hoos yimaadda
Faro-weyne (SLpost)- Guddoomiyaha KUKLMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa si heersare ah loogu soo dhaweeyey...
HAMBALYO MEHER FARXAD LEH: Cabdifataax Ismaaciil Mursal iyo Farduus Xaashi Cumar
Maxamed Xuseen Jaamac (Rambo) , Barkhad Maxamuud Kaariye, Cabdishakuur Muxumed Heersare, Cabdixakiim Maxamuud Shirwac, Maxmed Cabdi Sheekh (Ilig), Maxmuud Cabdi Jaamac (Xuuto), CabdiqaadirAadan Carab, ...
Uhuru Kenyatta oo mar kale loo doortay Madaxweynaha Kenya iyo Mowqifka Odinga ka istaagay Natiijada lagu dhawaaqay
Nairobi (SLpost)- Guddiga doorashooyinka dalka Kenya, ayaa cawaysinkii caawa si rasmi ah u shaaciyey natiijada doorashadii ee dalkaas ka qabsoontay 8-dii bishan Ogosto 2017-ka,...
La-taliyaha Sharciga ee Golaha Wakiillada oo Iftiimiyey Sharcinimada Habkii loo Doortay Guddoomiyaha Cusub
Hargeysa (SLpost)- La-taliyaha Sharciga ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Mustafe Maxamed Xaaji Daahir, ayaa soo bandhigay dariiqa sharci ee loo maray doorashadii Guddoomiyaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

