Daawo Xisbiga Kulmiye oo Munaasibad laysku Arkay ku soo bandhigay Barnaamij-siyaasadeed uu dalka ku hoggaaminayo
Hargeysa (SLpost)- Munaasibad ballaadhan oo saaka lagu qabtay Hotel Mansor ee magaalada Hargeysa, ayaa xisbiga Kulmiye ku soo bandhigay Buug xambaarsan barnaamij-siyaasadeedka uu xisbigu...
Madaxweyne Siilaanyo oo Isku-shaandheyn ku sameeyey Masuuliyiin ka tirsan Xukuumaddiisa iyo Hay’adaha ay saamaysay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xeer madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/M/XERM/249-5026/092017 uu isku bedel iyo magacaabid ku sameeyey...
Somaliland condemns the inhuman activity done by Myanmar troops to Rohingya Minority Muslims
Hargeysa (SLpost)- The republic of Somaliland has condemned the massacre and genocide of the Rohingya community by the Myanmar government forces. This was said by...
Xisbiga UCID Oo Dhaliilo Huwiyey Xisbiga Kulmiye, Dacwadna U Gudbinaya Komishanka
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa dhaliilay hab-dhaqan ay sheegeen inuu sharciga baalmarsan yahay oo xisbiga Kulmiye olole aan wakhtigiisa gaadhin kaga...
Wasaaradda Maaliyadda Oo Beenisay In Kastamka Kala-Baydh Lacag Looga Saaray Xisbiga Kulmiye oo mucaaradku dhaliilay
Wasaaradda Maaliyadda Oo Beenisay In Kastamka Kala-Baydh Lacag Looga Saaray Xisbiga Kulmiye oo mucaaradku ku dhaliilay inuu Hantida Qaranka olole ku galay Wasaaradda Maaliyadda Oo Beenisay In Kastamka Kala-Baydh Lacag Looga Saaray Xisbiga Kulmiye oo mucaaradku ku dhaliilay inuu Hantida Qaranka olole ku galay
Wasiir Maxamuud Xaashi oo Jaaliyadda Sacuudiga ugu baaqay inay u Midoobaan Horumarinta Somaliland.
Jeddah (SLpost)- Wasiirka Madaxtooyada JSL, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa shaaca ka qaaday in Jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool dalka Sacuudigu horumar balaadhan...
Nuxurka WAR-MURTIYEED laga soo saaray gunaanadka Kal-Fadhiga 33aad Ee Golaha Sare Ee Dalladda Ururrada Dhallinyarada Somaliland Ee SONYO
Hargeysa (SLpost) —Kal-fadhigii 33aad ee Golaha Sare ee Dalladda Heer Qaran ee urrurada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO oo labadii maalmood ee ugu dambeeyey ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

