“Qofka diinta waxa seejiya waa shaydaan iyo Gaal is-xambaar ah, labadaba Qur’aanku si ballaadhan ayuu inooga warramay oo inooga digay…” Sheekh Maxamed Sh. Cumar...
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa cadeeyey inay muhiim tahay in qof kasta oo islaam ah ku dedaalo siduu Diinta Islaamka ugu...
Xildhibanadii Waddani ee u codeeyey TALYANLE oo soo bandhigay Dacwad ay u gudbiyeen Maxkamadda Sare
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada oo dhawaan u codeeyey Xildhibaan Talyanle oo isu sharraxay Guddoomiyaha Golahaas oo markii dambe loo doortay Baashe...
“Nabadda gobolka Sool taalaa waxa ka turjumaysa Jaamacadda Nugaal ee aynu maanta fadhino iyo 177 goobood oo gobolka Sool ka mida oo aynu doonayno...
Laascaanood (SLpost)- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa wefti balaaadhan oo uu hogaaminayey Gudoomiyaha Xisbgia KULMIYE md. Muuse Biixi...
Nuxurka Khudbad Miisaan Culus leh oo Guddoomiyaha KULMIYE ka Jeediyey Laascaanood – DAAWO MUUQAAL + SAWIRRO
Laascaanood (SLpost)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad miisaan culus leh oo dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey shacabka...
Somaliland oo ka qeyb gashay Shir Caalami ah oo ay isku yimaadeen dalalka Bariga Afrika
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka qayb-galay shir caalami ah oo ku qabsoomay magaalada Addis Ababa, kaas oo ay ka qayb-galeen waddamada Bariga Afrika. Shirkan...
Drs Edna Adan oo loo magacaabay Ergayga Gaarka ah ee Somaliland u qaabilsan Wada-hadallada Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Ergayga gaarka ah ee Somaliland u qaabbilsanaan doona wadahadallada Soomaaliya u magacaabay Drs Edna Aadan...
Madaxweyne Siilaanyo oo sameeyey Magacaabis iyo Xil-ka-qaadis Heer Wasiir ah
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xilka ka qaaday Wasiirkii hore ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha, Cilmi-baadhista iyo Tignoolajiyadda Cali Xaamud Jibriil,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

