HomeUhuru Kenyatta oo mar kale loo doortay Madaxweynaha Kenya iyo Mowqifka Odinga...

Uhuru Kenyatta oo mar kale loo doortay Madaxweynaha Kenya iyo Mowqifka Odinga ka istaagay Natiijada lagu dhawaaqay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Nairobi (SLpost)- Guddiga doorashooyinka dalka Kenya, ayaa cawaysinkii caawa si rasmi ah u shaaciyey natiijada doorashadii ee dalkaas ka qabsoontay 8-dii bishan Ogosto 2017-ka, taasoo ay sheegeen inuu ku guulaystay Madaxweynihii hore ee dalkaas Uhuru Kenyatta Aqlabiyadda Codadkii Shacabka Kenya bixiyeen.

Musharraxan oo ka tirsan Xisbiga Jubilee, ayaa helay 54% codadkii la dhiibtay halka Musharraxa Isbahaysiga Mucaaradka Raila Odinga uu helay 44% codadkii la tiriyey. Xisbiga Mucaaradka ah ee NASA ee uu hoggaamiyo Raila Odinga, ayaa sheegay inaanay ku qanacsanayn sida ay u dhacday doorashadu, balse Kormeereyaasha caalamiga ah, ayaa ammaanay Guddiga doorashada iyaga oo sheegay in ay qabteen doorasho xor iyo xalaal ah.

Uhuru Kenyatta reelected 2017Isbeheysiga Mucaaradka Kenya, ayaa sheegay in aanay Maxkamad tegi doonin oo aanay dacwaddooda u gudbin doonin. Waxay ku adkeysanayaan in ay hayaan cadeymo muujinayo in wax isdabamarin jirto. Laakiin maysan sheegin waxa ay sameyn doonaan.

Mucaaradka ayaa hore u sheegay in loo dhacay hannaanka Guddiga Doorashada, waxna laga badalay natiijada. Mr Kenyatta oo ah 55 sano jir ayaa markiisii ugu danbeysay xilkan hayn doono shanta sano ee soo socoto, sida aannu Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da ka soo xigannay.

Uhuru Kenyatta, oo ka soo jeeda Qowmiyadda Kikuyu, iyo mucaaradkisii hore William Ruto oo ka soo jeeda qowmiyadda Kalenjin ayaa lagu eedeeyay inay huriyeen rabshado u dhexeeyay labada qowmiyadood.Dacwadahan waxay la xiriiraan rabshadihii dhacay doorashada kadib 2007-dii kuwaas oo lagu dilay 1,200 oo qof, boqolaal kun oo qofna ay guryahooda ka carareen. Waxaa dacwad ka dhan ah loo gudbiyay maxkamadda caalamiga ah ee ICC.

Kiiska maxkamadda caalamiga ah ee danbiyada ayaa la baabi’yay kadib markii loo waayay cadaymo iyo markii ay dhinteen goobjoogayaashii muhimka ahaa ama la waayay. Laakiin dhaawacyadii qowmiyadeed ee hore ee dib loo furay wali si dhamaystiran looma tiiraanyo bixin.

Somalilandpost.net

editor@somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories