Maxay Ka-wada hadleen Madaxweyne Muuse Biixi iyo Daahir Rayaale Kaahin?
Madaxweynaha La Doortay oo Kulan Salaan iyo Hambalyo ah La Yeeshay Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha cusub ee loo doortay...
Madaxweynaha la Doortay ee Somaliland oo La Kulmay Diblomaasiyiin Ka Socda Midowga Yurub, Qaramada Midoobay iyo Turkiga
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha cusub ee dhawaan uu doortay shacabka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi, ayaa la kulmay diblumaasiyiin sarsare oo ka kala socda...
Madaxweynaha Cusub ee Somaliland oo Magacaabay Guddiga Xil-wareejinta iyo Miisaanka xubnaha ku jira
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay guddiga xil-wareejinta maamulka madaxweynaha talada haya iyo maamulka cusub. Sida lagu sheegay...
Salaadiinta, Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Beelaha GARXAJIS oo Kulan Taageero & Hambalyo ah la Qaatay Madaxwaynaha la Doortay
Hargeysa (SLpost)- Hormoodka, madax-dhaqameedka, siyaasiyiinta, aqoonyahanka, ganacsatada iyo labeenta beelweynta Garxajis, ayaa kulan ballaadhan oo taageero iyo hambalyeyn isugu jira la qaatay Madaxweynaha cusub...
Madaxweynihii hore ee Somaliland oo Hargeysa lagu soo dhaweeyey iyo Nuxurka Arrimo uu ka hadlay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa kaddib markii uu ka soo degay gegida diyaaraha ee...
Maayarka Berbera oo ka jawaabay Eedaymo Musuqmaasuq oo loo jeediyey
Berbera (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Deegaanka degmada Berbera ahna duqa caasimadda gobolka Saaxil, Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Ciddin), ayaa iska fogeeyey eedaymo musuq-maasuq oo bulshada magaaladaasi...
Wararkii u dambeeyey Geerida Madaxweynihii hore ee Dalka Yemen oo la dilay (DAAWO VIDEO)
SANCA (SLpost)- Wararka ka imanaya dalka Yemen, ayaa sheegay in la dilay madaxweynihii hore ee dalkaas Cali Cabdalla Saalax, kaddib dagaal kooxda Xuutiyiiyinta iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

